Dhageyso Heshiis Beleedyo ka Dhaqan Galay Degano Hoos Taga Galmudug iyo...

Dhageyso Heshiis Beleedyo ka Dhaqan Galay Degano Hoos Taga Galmudug iyo Nabad-galyada Deganada Qaar oo sii kordhaysa

0
SHARE

Odayaasha iyo dadka ku nool magaalada Caabudwaaq ayaa sheegay inay dareemayaan isbeddel nabadeed oo ka hirgalay magaaladaasi tan iyo intii uu halkaasi tagay madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaafi Farmaajo. Warbixintan

Odayaasha Deganka ayaa Waqti badan ku lumiyay in Dadka ay ku Wada Noooaadan Nabada Waxana Tan ay Horseed ay u tahay in Bushada ay Fahmayso Qiimaha ay leedahay wadajir ka iyo in bulshada ay u midoobaan horumar

Warbixintan aya waxan ku eegi doona isbadalka soo kordhay ,  Nabadgayada iyo Heshiisyada Ay Gaareen Beelaha Qaar iyo waxa iska badali karo nabada Deganka

DHAGAYSO WARBIXIN

LEAVE A REPLY