Dhageyso Maamulka Galmudug oo ka Hadlay Dagaaal shabab looga Xoreyn Doono Xarardhere...

Dhageyso Maamulka Galmudug oo ka Hadlay Dagaaal shabab looga Xoreyn Doono Xarardhere iyo Degano Kale

0
SHARE

Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in shirkii looga hadlayay arrimaha Amniga ee ka socday dhusamareeb lagu soo qaaday xorreynta deegaanada Maamulkaas.

Waxa uu sheegay in deegaanada Galmudug intooda ugu badan ay yihiin kuwo Amni ah laakin deeganada yar oo ay Al-Shabaab ku sugan yihiin,isla markaana Shacabka looga baahan yahay taageero siiyaan Ciidamada si looga saaro.

Waxa uu sheegay in uu ku dhiiragelinayo Ciidamada Galmudug in ay ilaaliyaan Amniga Shacabka Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY