Dhageyso Madaxda Ugu Saraysa Al-Shabab oo ay la Socdan Haweyney Reer Galbeedka ay si wayn u radinayan oo lagu Arkay Gobalka….

Wararka naga soo gaaraya gobalka Gedo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa kusii xoogaysanaya degmooyin iyo tuulooyin ka tirsan gobalkaasi, waxaana isa soo taraya walaaca laga qabo arintaan.

Saraakiisha gobalka Gedo ee Dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in hogaamiyaasha sar sare ee Shabaab ay gaarayn degmooyin ka tirsan, sidoo kale haweenay cadaan ah oo shabaab ka tirsan laguna tilmaamo qof ka mid ah ajaaniibta ugu sareysa ee shabaab ka bar bar dagaalama ayaa ka mid ah xubnaha gaaray gobalka Gedo.

Hoos ka Dhageyso Codka

Fikradaha Akhristayaasha (0)




> Mike Edwards Authentic Jersey 
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements