Dhageyso Mid kamida beelaha Dega Gobolka Mudug Oo Colaadi Udhaxeysay Heshiis Rasmi...

Dhageyso Mid kamida beelaha Dega Gobolka Mudug Oo Colaadi Udhaxeysay Heshiis Rasmi Ah Ka Gaaray Kadib Kulan Ka Dhacy Gaalkacyo

0
SHARE

HM))Xafiiska Gaalkacyo iyadoo Dhawan ay Xurguf dhax Martay Beel ka Mida Beelaha Daga  Gobalka Mudug ayaa Arinta ku sabsan xalinta xurfuftaasi waxa ay ka socotay Magaalad Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug

Munaasabad lagu Soo afjarayay  arintasi heshiisna lagu dhax dhigayay beeshaasi aya waxa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo Gaar ahaan Hoteelka anbassy

Ugu Danbeyn  beelaha  Mid ka Mida Beelaha Dega Gobolka Mudug aya  Colaadi Udhaxeysay Heshiis Rasmi Ah Ka Gaaray  Waxana Heshiiskaan waxa udhexmaray Maxamed caagane iyo Samatar caagane
Waxaana Gacan geystay Jaalliyadaha Dhanka Dibada sida ilo wareedyo lagul soon yahay ay hobyomedia.com u xaqijiyeen

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.