Dhageyso Odayaal Beleedyo ka Hadlay Xiisad Dagaal oo ka Tagan Degano wali...

Dhageyso Odayaal Beleedyo ka Hadlay Xiisad Dagaal oo ka Tagan Degano wali Lahan Shaheeda ay ku Muran San Yihiin Galmudug iyo Puntland

0
SHARE

Nabadoon Siciid Nuur Xirsi oo kamid ah waxgaradka degmada Towfiiq ee gobolka Mudug ayaa sheegay inay maalmihii lasoo dhaafay ay ku hawlganaayeen sidii looga shaqayn lahaa nabad galyada gobolka loona xoojin lahaa Amniga.

Nabadoonka ayaa sheegay in dhawaan uu dagaal ka dhacay degmada gudaheeda kaas oo u dhexeeyey labo maleyshiyo Beeleed dagaaalkaasi oo uu san ka dhalan wax khasaare Nafeed ah

Deganka Tawqiif waxa uu ka mid yahay deganada Hoos Taga Galmudug Balse Maamulka Puntand aya sheegtay waxan beesha dagta ay ku jiraan Maamulada Galmudug iyo Puntand labaduba

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY