Dhageyso Sheikh Shaakir oo Wasiiro ka Tirsan Galmudug isugu yeeray shir uu...

Dhageyso Sheikh Shaakir oo Wasiiro ka Tirsan Galmudug isugu yeeray shir uu ka furay Dhuusamareb Maxaasi soo kordhay?

0
SHARE

HM_Xafiiska Dhusamareb Wariyaasha ku sugan magaalada dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa ku soo warameysa in shirka uu haatan socdo isla markaana masuuliyinta ka qeyb galeysa ay siweyn iskula gorfeynayaan amniga iyo sida lagu xaqiijin karo.

Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shirkasi furay,waxana ka qeyb galaya Wasiiro k tirsan Galmudug oo ay ka mid yihiin Wasiirada Amniga,Arrimaha Gudaha iyo Cadaalada Saraakiil Ciidan iyo Xubno kale oo muhiim ah.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY