DHAGEYSO: Taliyihii Ciidanka Asluubta soomaliyeed oo ka xog waramay sababta Xilka...

DHAGEYSO: Taliyihii Ciidanka Asluubta soomaliyeed oo ka xog waramay sababta Xilka looga qaaday

0
SHARE

Taliyihii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee xilka laga qaaday Xuseen Xasan Cusmaan ayaa waxa uu Maanta markii ugu horeysay ka hadlay xilka qaadistii lagu sameeyay.

Taliyaha ayaa sheegay in sababta xilka qaadistiisa ay isaga ka timid kadib markii uu ka dalbaday madaxda dalka in ay xilka ka qaadaan.

Hadalkaan ayaa taliyaha wax uu Maanta ka sheegay munaasabad lagu xusayay 48-guuradii ka soo wareegtay markii la’aas-aasay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho.

LEAVE A REPLY