Dhageyso:-Wafdi Ka Socday Galmudug oo Booqday Xadka ay la wadaageen Puntland kadib...

Dhageyso:-Wafdi Ka Socday Galmudug oo Booqday Xadka ay la wadaageen Puntland kadib Markii shacabka Miyiga Galmudug ay wali Qaati Ka Taagan yihin Ciidanka Puntland

0
SHARE

Gudiga Amniga Gobolka mudug Ee Galmudug Ayaa Kormeer ku tagay Degaano badan oo ay ku Sugan Yihiin Dad Reer miyi ah.

Xubnaha ka Socday Gudiga ayaa waxaa ka mid ahaa Maamulka Gobolka iyo Degmada Gaalkacyo Madaxweynihii Hore Ee Galmudug Odayaal iyo Waxgardka, Gudiga ayaa dadka Xoolo dhaqata ah la qaatay Kulanka isugu jira Wacyi Galin iyo Xog wareysi.

Gudomiye ku xigeenka Gobolka Axmed Maxamed shire iyo Duqa Degmada Gaalkacyo Xirsi Yusuf Barre ayaa Dadka Xoolo dhaqatada ku Bogaadiyay in markasta Xojiyaan Nabada.

Madaxweynihii hore Ee Galmudug Maxamed Axmed Callin ayaa asna Xusay in Socdaalkoodu yahay mid Nabadeed Islamarkaana Loo Bahan yahay in labada dhinac ay ka qeyb qataan Nabada.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY