Dhageyso: Waqtiga La Bilaabayo Dhismaha Dekadda Hobyo Iyo Qaabka Loo Dhisayo Oo...

Dhageyso: Waqtiga La Bilaabayo Dhismaha Dekadda Hobyo Iyo Qaabka Loo Dhisayo Oo La Shaaciyay

0
SHARE

Waxaa shalay hobyo gaaray wafdi iskugu jira wasiiro iyo xildhibaano oo ka socday dawladda fadaraalka soomaaliya iyo tan galmudug oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan shirkad laga leeyahay dalka shiinaha oo oo fulinaysa dhismaha dakadda hobyo.

Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka badda galmudug c/qaadir cali jaamac qalabxoor ayaa sheegay in dhismaha dekadda dhawaan la bilaabayo si casri ahna loo dhisi doono dekadda magaalada hobyo ee gobalka mudug

Qalabxoor ayaa sheegay in galmudug ay xoogga saarayso sidii dekad baahi tirta dadka galmudug looga hirgalin lahaa dagmada hobyo wuxuuna shacabka galmudug gaar ahaan ganacsatada ka dalbaday in ay arinkaasi kaalin mug leh ka qaataan.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY