Dhageyso Xaalad Halis ah oo ka Taagan Gaalkacyo

Dhageyso Xaalad Halis ah oo ka Taagan Gaalkacyo

0
SHARE

Isku Duwaha Wasaarada Caafimaadka Galmudug Dr Shaakir Aadan Ali oo Maanta kormeer ku tagay isbitalka Gaalkacyo islamarkana booqday bukaanada qaba cudurka jadeecada .

isku Duwaha ayaa kormeerkiisa waxaa ku wehlinayay Agaasime ku xigeenka isbitalka Gaalkacyo isagoona booqday bukaanada Jiifa isbitalka Gaalkacyo gaar ahaan qeybta Jadeecada oo mudooyinkii dambe isbitalka La soo gaarsiiyay caruur badan oo xanuunkaas qaba kuwasi oo laga keenay deegaano badan oo ka tirsan Mudug.

Dr Shaakir Aadan ayaa shegay in xanuunka jadeecada. oo ka.mid ah lixda cudur dilaaga ah ay ugu geeriyoodeen isbitalka laba qof oo xanuunkaas qabay 

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY