Dhageyso Xildhibanada Barlamaanka Somaliya ee Beesha Habargidir oo Shegay in Duqa Muqdisho...

Dhageyso Xildhibanada Barlamaanka Somaliya ee Beesha Habargidir oo Shegay in Duqa Muqdisho xilka la isaga Dhawaqay Balse uusan u Qalmin

0
SHARE

Siyaasiyiin iyo odayaal kasoo jeeda magaalada Muqdisho Gaar ahaan Beesha Habargidir  ayaa wada olole ay kusoo celinayaan xaquuqda gobolka Banaadir.

Laakiin Labada gole ee baarlamaanka ayaa sharci ama awood u uleh iney soo saaraan waxa uu noqonayo maqaamka Muqdisho,, Waxana arintan ka Hadlay Xildhibaan Ahmed Macalin Fiqi

Si kastaba, dad badan ayaa aamisan in Muqdisho aysan noqon karin maamul goboleed lamid ah kuwa kale ee dalka ka jira oo aysan calan gaar ah yeelan karin 

HOOS KA DHAGEYSO COD

LEAVE A REPLY