Dhageyso Xubno ka Socday Jaaliyadaha iyo Siyaasiyin oo Mashaariic Horumarined iyo Qalab...

Dhageyso Xubno ka Socday Jaaliyadaha iyo Siyaasiyin oo Mashaariic Horumarined iyo Qalab Muhiim ah Gaarsiiyay deegaanada Af-barwaaq , Budbud iyo Xingod,

0
SHARE

HM_Xafiiska Gaalkacyo   Xubno ka Socday Jaaliyadaha Dowad Gobaeedka Galmudug, Odayaal. Siyaasiyiin , iyo Xubno  xilal ka Soo Qabtay Maamulka Galmudug aya Tagay Degano Af-barwaaq , Budbud, iyo Sidoo kale Xingod Waxana u jeedka Socdalkoodu uu ahaain   mashaariic kala duwan iyo Qalab muhiim u ah Dadka deegaanka Halkaasi la Gaarsiyo

Wasiirkii ku xigeenkii hore ee warfaafinta Maamulka Galmudug Axmed Shir Falagle oo kamid ahaa wafdiga halkaasi gaaray ayaa ka waramey Deegaanada ay tageen iyo qalabka ay halkaasi gaarsiiyeen.

Dhanka kale Axmed Shire ayaa ka waramey xaalada guud ee deegaanadaasi ee dhanka colaada iyo hormarka laga sameeyay.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Ahmed Shire  , Waraysiga Waxa Qaady Wariye Caydaruus  Ahmed Sahal

LEAVE A REPLY