lataliyaha madaxweynaha Soomaaliya ka digay Qorshe Halis ku ah Dowladda oo ay maleegayaan siyaasiyiin & Xildhibaano

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho hadana lataliyaha madaxweynaha Soomaaliya dhanka Siyaasada Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka digay in la carqaladeeyo howlaha horumarka ah ay ku talaabsaneysa Dowladda Soomaaliya.

Mr. Tarsan ayaa farta ku fiiqay iney jiraan siyaasiyiin ku howlan sidii ay u xagal daacin lahaayeen horumarada dalka ka jira lagana dhaadhiciyo shacabka waxyaabo marin habaabin ah,islamarkaana ka baxsan bini-aadanimada.

Wuxuu sheegay Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ah la taliyaha dhanka Siyaasadda ee madaxweynaha Soomaaliya in Dowladda Soomaaliya mudada halka sano ah ay jirto u qabsoomeen waxyaabo badan oo laga xusi karo socdaalkii nabada uu madaxweyne ku soo maray Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka horjeeda Dowladda ayuu ku tilmaamay iney ku mashquulsan yihiin Arrimo hagar daamo ku ah howlaha aan indhaha ka qarsoomin ee mdaxtooyada Soomaaliya.


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

DHAGEYSO:-Wasiir Maareeye”wadahadalka Soomaaliya iyo Somaaliland haddii ay noqdaan mid lagu qiyaanayo Somaaliland aniga D.F.S. waan ka baxayaa”
- Feb 23, 2018
Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha xukumada Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka ...
Dhageyso Duqa Degmada Hobyo Oo Digniin Ujeeediyay Dadka Hobyo
- Feb 23, 2018
C/llaahi Axmed Cali Faad Guddoomiyha Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa tilmaamay in aysan u ...
Daawo Sawirada Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga Hakan Çavuşoğlu oo Muqdisho ku Kulmay ,iyo Dowlada Turkiga oo Maalgashi ku Dhawaqday
- Feb 23, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay, Ra’iisul Wasaare ...
(Daawo Sawirro) Duqeyn naxariis la’aan ah oo weli ka socota Ghouta & dhimashada oo tira beeshay
- Feb 23, 2018
Waxaa laga deyrinayaa xaaladda Magaaladda Ghouta oo muddo todobaad ku dhow duqeyn aan kala ...
Daawo Muqaal ku Saabsan Horumarka Xiligan ka Socda Magaalada Hobyo
- Feb 23, 2018
Magaaalo Xebeedka Hobyo ayaa Waxa Ka Socda Horumar Kaa duwan kuwaasi oo qayb ka ...
Daawo Sawirada : Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo la Kulmay Odayaasha Beelaha Hawiye iyo Siyasiyiin Kadib Geeridii nabadoon Axmed diiriye  , Afhayeenkii Beelaha Hawiye
- Feb 23, 2018
Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Galmdug ahmed Ducaale Gele Xaaf ayaa  waxa uu la Kulmay Odayaasha ...
DHAGEYSO: Taliyihii Ciidanka Asluubta soomaliyeed oo ka xog waramay sababta Xilka looga qaaday
- Feb 23, 2018
Taliyihii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee xilka laga qaaday Xuseen Xasan Cusmaan ayaa waxa uu ...
Warbaahinta Calamka o wax ka qortay sidii lagu bad baadinlahaa Boqorada iyo R/W hore ee Ingiriiska cabsi laga qabo in shabab awgeed
- Feb 22, 2018
Ka dib markii dalka Ingiriiska dhawaan lagu qabtay muwaadin Soomaaliyeed oo ay ku eedeeyeen ...
Madaxweynihi Hore ee Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ka Hadlay Sababta Soomaliya ay kaalinta 1aad uga gashay Wadamada ugu Musuq Maasuqa badan ee Soomaliya
- Feb 22, 2018
Madaxweynihii hore ee Galmudug, horena u soo noqday wasiir C/kariin Xuseen Guuleed ayaa su’aal ...
Daawo Sawirada Itoobiya Oo Maanta Siideysay Maxaabiis  1,500 Qof oo Ka Tirsan Jabhada ONLF
- Feb 22, 2018
Mas’uuliyiinta Maamulka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa xabsiga ka sii daayay ku dhawaad  1,500 ...
Dawo Sawirada :R/wasaare kuxigeenka Turkiga oo soo gaaray Muqdisho
- Feb 22, 2018
Ra’isul Wasaare ku-xigeenka dalka Turkiga, Hakan Çavuşoğlu iyo Wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa goordhaw ...
Dhageyso Madaxda ka Tirsan Dowlada Somaiya iyo Madaxweyne Xaaf oo ka Hadlay Sameyntii uu Bulshada ku dhax laha Allaha unaxariiste Nabadoon Axmed Diiriye
- Feb 22, 2018
Aaska Qaran ee Loo Sameey Allaha u naxariisteen nabadoon Axmed diiriye ayaa waxaa ka ...
Dhageyso Go,anadii Madaxweyne Farmaajo oo Qaar ka Mida Deganada Galmudug laga Hirgalinayo
- Feb 22, 2018
kulankaan looga hadlayay ammaanka dagmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka qayb galay ...
Daawo Sawirada : Allaha unaxariistee Mabadoon Axmed Diiriye Cali oo Lagu Aasay Cadaado
- Feb 22, 2018
Magaalada Cadaado ee Galmudug ayaa Waxaa Lagu Aasay  Allaha unaxariistee Mabadoon Axmed Diiriye Cali. Axmed ...
Xaasid iyo Hud Hud Dadku Ay Moog Yihiin ayaa Hor Taagan Dekeda iyo horumarka Hobyo W/Q: Abawaanad Sahra Daahir Mire 
- Feb 22, 2018
     Nin daalka kaa badan oo daalinaa jira. Wixii bulshadayada ka khaldan waa waajib ...
 
Advertisements