Warar ku Saabsan Saraakiil Ka Tirsan Alshabaab Oo Isku Soo Dhiibay...

Warar ku Saabsan Saraakiil Ka Tirsan Alshabaab Oo Isku Soo Dhiibay Maamulka Galmudug

0
SHARE

Gudoomiyaha degmada Ceelbuur ee Gobalka Galguduud, Nuur Xasan Guutaale, oo ku sugan degmada Baledweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen Sadax dhalinyara ah oo kasoo baxdasay Xarun ay Shabaabku Caruurta ku tababaraan oo ku taalla Ceelbuur ee Deegaan Hoos taga.

Gudoomiyaha ayaa Sheegay in ay Isa soo dhiibeen Ilaa iyo Sadax dhalinyaro ah oo Alshabaab ay tababarayeen

Ilaa iyo Sadax Dhalinyara ah ayuu Soo Bandhigaya Gudoomiyaha Ceelbuur, Nuur Xasan Guutaale.

Wiilasha sadaxda ah ayaana lasoo xariiray gudoomiyaha markii ay soo Baxsadeen kadibna ay Ciidan u direen kuwaas oo ugu danbeyn ku guuleestay in ay si nabad ah ku keenaa

LEAVE A REPLY