Xog Cusub :Safar Ra,iisul Wasaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre uu ku Tagi laha Hobyo o dib loo dhigay, iyo injineerada dhismaha bilabaya oo Dhawan Muqdisho ku Soo Wajahan

HM_Xafiiska Cadado Warar Dhawaan ka soo baxay Xafiska Ra,iisul Wasaraha ee Muqdisho aya Shegayay in Ra,iisul Wasaare Kheyre iyo Wafdi Heer Calami ah ay Booqanayan Magaalada Hobyo Halkaasi oo ay ka sii anbo Qaadi Doonaan arimo ku saabsan Horumarinta  deganka iyo Sido kale Qaab hawusha dakada Hobyo loo bilaabi  Lahaa.

Warar kala duwan aya Hada ka soo baxaya Waxana jira in Dib loo dhigay Safarkii Ra,iisul Wasaaare Kheyre uu ku tagi Lahaa Magaalada  Hobyo  Kadib Culays iyo Shaqooyin Badan oo wali Hor yaala Ra,iisul Wasaaraha Somaliya.

ilo Waredyo lagu Kalsoon yahay oo ka Tirsan Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug aya Sheegay in dib u dhaca ku yimid safarki la Qorsheynayay in uu ku tago Kheyre ay sabab u tahay shaqooyin badan oo dowlada hor yaala iyo safaro deg deg ah oo ku soo baxay Ra,iisul Wasaraha Soomaliya.

Xog La Xiriirta Shirkada dhisaysa Dakada 

Waxa la qorsheynaya in wafdi heer injineero ah ay yimadan muqdisho kuwaasi o ay soo diri doonto dowlada shiinaha waxana injineerada ay  dajin doonan naqashada guud ee dhismaha dakada ,qarashka ku baxaya dhismaha iyo sidoo kale arimo la xiirira xiliga ku haboon ee hawusha la bilaabi karo.

injineerada oo aan imaan wali intooda badan aya sidoo kale sabab u ah in safarka kheyre dib loo dhigo in kasto wali saxafada aan warkaasi loo shaacinin hadana ilo xog ogaal ah aya shegaya in la qorsheynayo in bilaha fooda nagu soo haya ay muqdisho imadan injineerada guud ee hawusha dakada hobyo bilaabi doona.

Tan iiyo Markii madaxweynaha Dowlada Fadaraalka Soomaliya soomaliya uu dhagax dhigay Dakada Magalada Hobyo  Waxax soo kordhayay rajada laga qabo in dib lo dhiso dakada Hobyo oo mudo badan lagu taamayay in dhismaha dakadaasi mar un la Dhiso.

Xafiiska Wararka Cadaado

hobyomedia

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeeyay

Akhriso Qodob ka mid ahaa heshiiskii Farmaajo iyo Ururu oo aan dhaqangelin
- Nov 21, 2019
Todobo maalmood kaddib heshiiskii Magalaada Nairobi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ...
Akhriso Muxaadaro uu Sheekh Umal ku qabanayo Garoon kuyaala Muqdisho oo laga soo horjeestay
- Nov 21, 2019
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ku sugan Wadaadka Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh ...
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarun dib loo howlgeliyey
- Nov 21, 2019
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ...
Daawo Qaar ka mida Dadkii ka danbeyay Dilkii Cabduweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo dil lGU Xukumay
- Nov 21, 2019
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay ...
Ciidamo huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay deegaano ay gacanta ku hayeen
- Nov 21, 2019
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal milatari ...
Deg Deg Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay Dilkii Almaas Elman loogu geestay Xalane
- Nov 21, 2019
War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay dilkii shalay gudaha ...
Akhriso Ciidanka Dowladda Somaliya oo la wareegtay Ammaanka degaano hor leh oo Hoos taga Galmudug
- Nov 16, 2019
Taliyaha Ciidamada xoogga Soomaaliya qaybta 21aad ayaa ballan qaaday in ay la shaqayn doonaan ...
Maxkamadda Hague oo baaraysa xasuuqa muslimiinta Rohingya
- Nov 16, 2019
Garsoorayaasha Maxkamadda danbiyada caalamiga ah ee Hague ayaa ogolaaday codsi ka yimid dacwad oogayaasha ...
XOGAkhri :Sheikh Shariif oo iska diiday Dalab culus oo ka yimid Madaxda Sare
- Nov 16, 2019
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa iska diiday dalab uu hordhigay ...
Daawo Muqaal:Colaadii Xoolo dhaqatada Galmudug iyo Puntland oo Dib u soo Laabatay , iyo odayaashii oo….
- Nov 16, 2019
HM??Xafiiska Gaalkacyo: Warar lagu kalsoon yhay oo ay Helayso Hobyomedia.com aya Sheegaya ...
 
Advertisements