Xubno ka Mida Xafiiska Madaxweyne Farmaajo oo Sheegay in Degano ka Tirsan Galmudug Wada Hadalo Nabada ku saabsan in lagu Guulaystay

Sheekh Abuubakar Bashiir C/laahi Lataliyaha Madaxaweeynaha jamhuuriyada Soomaiya  Ee Dhinac Diinta iyo Gudiga Madaxweeynahu u xil saaray Dhamaystirka Qorshaha Nabadaynta Bulshada Caabudwaaq ayaa Ku Guulaystay in Xal laga Gaaro Xisadii udhaxaysay Qaar ka Mid ah beelaha Dega dagmadaasi.

Waxaa lagu Guulaystay in la is hor Fariisiyo Labada Dhinac si ay u dhaqangaliyaan dadaalada Nabadda Bulshada ku dhaqan Degmada Caabudwaaq kaasi oo dhamaystir u ah Qorshahii Bilawga ahaa ee Madaxweeynaha Soomaaliya uu halkaa ka unkay.

Ciidamo isku dhaf ah ayaa Laga hirgaliyay Degmadaasi kuwaasi oo ka qayb qaadanaya Xasilinta amniga Magaalada si looga hortago isku dhacyo Marka kale Dhexmara Beelahii la Heshiisiiyay.

la Taliyaha Madaxweeynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Abuubakar Bashiir C/laahi ayaa sheegay in ay Guulaysteen Dhamaystirka Heshiis Nabadeed oo ay dhex dhigaan Dhinacyada Beelahii isku hayay Degmada Caabduq Waaq laguna Guulaystay Samaynta ciidamo Nabasugda ah oo Hanta Amaanka si ay dadku ugu Wada Noolaadaan Magaalada si Nabad ah.

Dhina kale Taliyaha Madaxweeynaha ayaa hadlay Rajada laga in dib uheshiisiinta ay usameeyeen bulshada inay noqoto Taaba Gal ah isagoo tilmaamay in qorahaha 2 aad ee Hiigsigoodu yahaw Nabadaynta bulshada ku dhaqan xeraale Halkaasi oo Maalmahaanba la soo Warinayay in ka jirto xisad udhaxaysa Dadka ku Nool Deegaankaasi.

Socdaalkii Nabadda ee Madaxweeynuhu uu ku Tagay Degmada caabudwaaq ayaa waji cusub ufuray bulshada ku Dhaqan Caabudwaaq aydoo uu Dib ufurmay isu socodkii dadka oo ay kala xirtay colaadsokeeye oo Udhaxysay in Mudda ah

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Madaxweyne caan ah oo loo heysto inuu xaday dheyman lagu qiimeeyey 15 bilyan oo dollar
- May 24, 2018
Guddi ka tirsan baarlamanka dalka Zimbabwe ayaa la filayaa inay ku cadaadiyaan madaxweynihii hore ...
War dag dag ah Daawo Sawiro Laga soo Qaaday Dhawacyada Ciidamada Somaliland Dgaaal Wali ka socda Maanta Tukaraq
- May 24, 2018
Dagaal Xoogan ayaa maanta ka Socda Deganka tukaraq Kaasi oo u dhaxeeya Ciidmada Maamulka ...
Daawo Sawirada + Warbixin : Magaalada Hobyo oo Lagu Doortay Gudoomiye Cusub
- May 24, 2018
HM)  Xafiiska Gaalkacyo Xaflad Ka Dhacday Magaalada Hobyo Ee Goballka Mudug ayaa Dhalinyarada Degmadaasi ...
Daawo Sawirada Masuuliyiin ka kala Socday Maamulka Galmudug iyo Sarakiisha EU NAVFOR oo ka wada Hadley Amaanka Xeebaha Galmudug
- May 24, 2018
Maraakiibta Talyaaniga iyo maraakiibta yaryar ee ka socda amaanka EU NAVFOR, ITS Margottini waxay ...
Akhriso Faah Faahino Dagaal Xoogan oo Saaka Ka Dhacay Tukaraq iyo Puntland oo War-Saxafadeed Deg deg ah Goordhaw soo Saartay
- May 24, 2018
Kadib dagaal saakay ka bilaawday deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxaa Warka soo ...
XOG: Sirdoonka DF oo qorshe cusub ay kaga hortagayaan u degay dilalka qorsheysan ee Muqdisho ka geystaan Daacish
- May 24, 2018
Sirdoonka Soomaaliya ayaa badinaya wardoonkooda magaalada Muqdisho ka dib markii ay soo if baxday ...
Warar Cusub oo ku Saabsan Xildhibaan Lagu Toogtay Magaaalada Gaalkacyo iyo Cidii Dilkaasi ka danbeysay
- May 24, 2018
Faah Faahino Cusub aya ka Soo baxaya Dil ka dhacya Magaalada Gaalkacyo Halkaasi oo ...
DHAGEYSO:-Maamulka degmada Caabudwaaq oo eedeen u jeediyay maamulka Galmudug
- May 23, 2018
Guddoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee degmada Caabudwaaq ee Waaqoyga gobolka Galgaduud ayaa eedeen ...
DHAGEYSO:-Maamulka degmada Caabudwaaq oo eedeen u jeediyay maamulka Galmudug
- May 23, 2018
Guddoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee degmada Caabudwaaq ee Waaqoyga gobolka Galgaduud ayaa eedeen ...
DHAGEYSO: Khilaaf xoogan oo Markale soo kala dhex galay Madaxda Galmudug, (Yaa ka dambeeya?)
- May 23, 2018
Khilaaf cusub ayaa markale soo gala dhexgalay Madaxda maamulka Galmudug sidda ay shaaciyeen Mas’uuliyiin ...
XOG CUSUB: Dowlada Turkiga oo Madaxweyne Farmaajo ku Qalqaalineysa inuu ka Taqaluso Imaaraadka
- May 23, 2018
 Warar hoose oo ay heleyso Hobyomedia.com .com ayaa sheegaya in Masuuliyiin ka socda Dowlada ...
Cabdiraxmaan C/shakuur” Booqashadii Doha ka dib Xildhibaanada waxaa loo qeybiyay lacag gaaraysa $1645,000
- May 23, 2018
Siyaasi C/raxmaan C/shakuur oo ka mid ah Siyaasiyiinta aadka u mucaaradsan Dowladda madaxweyne Farmaajo ...
Diyaarad dagaal Nuucii ugu dambeeyay Dunida oo Duqeymo geesatay (Daawo Sawirro)
- May 23, 2018
Diyaarad dagaal oo nooceedu yahay F-35 laguna farsameeyo dalka Mareykanka ayaa markii ugu horeesay ...
Weerar Madaafiic Ah Oo Lagu Qaaday Fariisin Ay Leeyihiin Ciidamada AMISOM
- May 23, 2018
Faah faahino dheeraad ah ayaa kazoo baxaya weerar madaafiic loo adeegsaday oo xalay lagu ...
Sucuudiga iyo Masar oo dhex dhexaadinaya Jabuuti iyo Imaaraad, waxaan Jabuuti tagay Madaxa DPWorld
- May 22, 2018
Madaxa shirkadda DP world ee dalka Imaaraadka Carabta Axmed Bin Suleyman ayaa horaantii bishan ...
>
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements