Akhriso Magacyada : 11 Xildhibaan Oo Ka Soo Jeeda Somaliland Oo...

Akhriso Magacyada : 11 Xildhibaan Oo Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Saxiixay Mooshin Dib Loogu Dhigayo Arrinta DP World

0
SHARE

Xildhibano gaaraya ila 11 Mudane oo ka tirsan golaha Shacabka Soomaaliya ayaa saxiixay mooshin la doonayo in dib loogu dhigayo Arrinta Shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta.

Xildhibaanada Saxiixay mooshinka ayaa waxa ay Magacyadooda kala yihiin

Xili manata barlamaanka cod aqlibayad ah isku raacay In dalka laga saaro DP World ayaa hadana Waxaa jira Xildhibaan oo gaaraya 11 oo kuwaas oo dalbaday in dib lo dhigo Waxaan ay magacyadooda kala yihiin

1:- Axmed Maxamud Sheekh(Dhagaweyne)         

2:-Maxamed Ibraahi Cabdi(Diyeeshe)

3:- Maxamed Cumar Carte Qaalib,

 4:-Faadumo Xasan Cali’

5:- Cabdi raxmaan Ibbi,

6:- Faadumo Ismaaciil Xuseen

7:- Cali Maxamed Muuse

8:- Axmed Maxamed Jaamac

9:-  Aamino Sheekh Cusmaan’

10:- Aamino Cumar Jaamac

11:-Huda Axmed Cali

Tallaabadaan ayaa ku soo aadeysa xili Maanta 168 Mudane oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ay saxiixeen Xeer dalka ka mamnuucayo shirkada DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta

LEAVE A REPLY