Daawo Galmudug ooo soo Bandhigay Ciidankii Shabab Ka Xorey Lahaa Degaanada Mudug...

Daawo Galmudug ooo soo Bandhigay Ciidankii Shabab Ka Xorey Lahaa Degaanada Mudug iyo Galgaduud

0
SHARE

HM) Xafiiska Gaalkacyo Maamulka Dowlad Gobaleedka Galmudug aya Waxa  uu soo Bandhigay Ciidamo aad u hubaysan oo lo diyaariyay in Maleeshiyada al shabab ay ka Xoreeyaan Dhawr Degaan oo wali ay ku Harsan Yihiin Haraadiga Maleeshiyada Ururka Aragagaxisada al shabaab

Ciidamadan aya Waxa ay xoreyn doonaan sida Madaxda Maamulka Galmudug ay shaaciyeen dhawr degaan waxana deganadaasi ka Mida magaalada Xarardheere ee Gobalka mudug Halkaasi oo Mudooyin badan ay Maamulayeen  Al Shabaab

Sarakiiisha Laamaha amaanka Mamaulka  Galmudug aya Warbaahinata Hobyomedia.com u Shegay in la Diyaariyay hawulgalkii lagu Xoreyn Laha Deganada shabaabka ay wali Kaga Harasan  Yihiin Deganada  Galmudug Waxana uu sheegay in Dhawaan ciidamada Ay u Jihaysan Doonaan  Deganada Shabab ay ku harsan yihiin

Ciidanakan aya Wax ay isugu Jiraan  Ciidamada Daraawiishta  Galmudug , Ciidanka Malatariga Dowlada Soomaliya , Ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka iyo Sidoo kale Ciidamo Gaar ah oo hawulgalkan iyagu qayb wayn ka qaadan Doona

Shabab aya Mudooyin ka badan Maamulayay Mgaalada Xarardheere waana Saldhiga  ugu wayn ee gobalka Mudug ay Shabab leeyihin iyadona  qorshooyinkas iyo weerarada laga fuliyo konfurta iyo bartamaha soomaliya ay shabab halkaasi ka Soo Abaabulaan

LEAVE A REPLY