Daawo Muqaal . Warbixin ka Hadlay Nolashii ay Xabsiyada Calamka ku soo...

Daawo Muqaal . Warbixin ka Hadlay Nolashii ay Xabsiyada Calamka ku soo Arkeen Maxabaxistii Deganada Galmudug ka soo jeeday ee Dalka dib loogu so celiyay

0
SHARE

Gudaha Soomaliya waxa lagu soo Celiyay Dhalinaro Fabaran oo ku xirna Xabsiyo ka Baxsan Soomaliya kuwaasi oo loo Haystay Falal la xirira Burcad Badeednimo kuwaasi oo intooda Badan xirna in ku badan 7 sano

Nolasha  xabsiga ay ku soo arken aya waxa ay ahayd mid aysan awal malaysaneen in ay arkayaan , sida oo ay tahayna dhalinyada dalka dib loogu soo celiyay intooda badan waxa ay u badnaayeen kuwo xukuman  , waxaana ay ahayeen boqolkiiba 90% dhaliyaradasi kuwo ka shaqaysta bada  markii la qabanayay ay   gudo jiren hawulo maalmeedkoodii

Ehelada qaar ka Mida Dhaliyarada xirna in ku dhaw 7 sano aya ka shekeynaya marxaladihii  ay soo mareen intooda badan  markii ay ka war heleen in ay la xiray

LEAVE A REPLY