Daawo Sawirada: Buundo kutaala Mareykanka oo soo duntay iyo Khasaaro ka dhashay

Daawo Sawirada: Buundo kutaala Mareykanka oo soo duntay iyo Khasaaro ka dhashay

0
SHARE

Buundo kutaala gobolka Florida ee dalka Mareykanka ayaa soo duntay xili ay gaadiid badan hoos marayeen, waxaana buundadan soo duntay ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Ku dhawaad 10-qof ayaa ku dhuntay buundada soo duntay, waxa ayna buundadan ku duntay gaadiid badan oo hoos marayay, waxaana socda gurmad lagu baadi goobayo dad nool oo ku hoos jira buundada soo duntay.

Kooxaha gurmadka deg dega ayaa wada dadaalo xoogan ay ugu gurmanayaan dad ku hoos jira buundada duntay, waxa ayna soo bad baadiyeen dda ku hoos jiray bur burka buundada kuwaa Isbitaalo loola cararay.

Waxii Warar ah ee kusoo kordha kala soco Wararkayaga dambe Insha Allah

LEAVE A REPLY