Daawo Sawirada Garoonka Diyaaradaha Hobyo Oo Laga Dhoofinayo Qayraadka Bada Hobyo laga Soo Saaro , iyo Hawulihii Rakaabka oo Toos u socda

Magaalada Hobyo ee Gobalka Mudug ayaa ka mida Degmooyinka Imika uu ku Socda Horumarka Kadib Markii Dadka Deegaanka Oo ay Horkacayaan Masuuliyinta Maamulka Degmadu Isku Xil qaameen Ka Shaqeynta Bilicda Magaalada Taasi oo kolkii hore aan hagaagsanay

Inkastoo Magaalada Hobyo uu Madaxweynaha Soomaaliya Dhawaan Kadhax dhigay Dakadda Hobyo hadana Waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hobyo Maanta Laga dhoofiyay Dhawr  tan oo Kaluun Iyo Qayraadka kale ee Badda laga helay

Diyaaradda Oo kolkii Hore Ka Soo Duushay Magaalada Muqdisho ayaa Degmada keentay Rakaab ay kasoo qaaday Muqdisho isla markaana waxa ay hayad talaabo dadka ay aad usoo dhaweeyeen

Maareeyaha Garoonka. Cabdi Cade Warsame Afrax ayaa sheegay in howsha garoonka ay aad usocoto isla markaana maalin walba ay imaanayaan dityaarado kala duwan kuwaa oo qaarkood Hobyo ka qaadaya Kaluun iyo Qayraadka kale ee Badda Mudug laga helo

Fikradaha Akhristayaasha (0)




> Mike Edwards Authentic Jersey 
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements