Daawo Sawirada :-Gudoomiyaha Deganka Afbarwaaqo ee Gobalka Mudug oo 10 Bishan la...

Daawo Sawirada :-Gudoomiyaha Deganka Afbarwaaqo ee Gobalka Mudug oo 10 Bishan la Caleemo Saarayo iyo Wafuud Heer Calami ah oo Degankasi ku Sii Qul Qulaya

0
SHARE

 HM) Xafiiska Gaalkacyo Wararka Naga soo Gaaray Degaanka afbarwaaqo ee Gobalka Mudg aya Waxa ay shegayan in ay socoto maanta Qaban Qaabo Xoogan oo lagu Caleema Sarayo  Gudoomiyaha Degaanka  afbawaaqo ee Gobalka Mudug C/Laahi Jaamc Dhoore oo loo Yaqaano ( indho Wayne)

Wafuud tiro badan oo ka soda Qurbo  Joogta Deganadaaasi ,  Masuulyiin ka Tirsan Maamulka Galmudgu , Odayaal  iyo Waxgarad aya ku soo Qul  Qulaya  Degankaasi Waxaana La Qorsheyanaya in 10 bishan la Caleemo Saaro C,laahi jamac  Dhoore

C/laahi Jamac Dhoore  ayaa  Horay waxa uu  Wasiir uga Soo Noqday maamulka Galmudug Xiligii  Galmudug uu Maamuli jiray Madaxweyne Maxamed Ahmed Caalin , isagoona Soo noqdy wasiiirki hore ee maaliyada ee Maamulka galmudug

Sawirka Gudoomiyaha Cusub ee Deganka afbarwaaqo C/laahi Jamac Dhoore 

Munaasabada oo si wayn loo agaasimay ayaa Qorshuhu waxa uu yahay in halkaasi lagu  caleemo saaro gudomiyaha Afbarwarqaao iyadoona Salaadiin iyo Odayaal badan ay deganakasi hada kusugan yihiin

Xubno Qurbo Jooga aya Caleema Saarkan Gudoomiyaha Afbarwaaqo uga Yimid Dalka Dibadiisa si ay uga Qayb  Galaan , Waxaana Dadka Degaanka ay Hobyomedia u sheegeen in amaanka degankaasi si wayn loo sugayay isla markana ciidamada amaanka ay hawushooda si caadi ah ay u wataan

Sikastaba ha ahaatee Arintan aya Waxa ay ku soo Beegmaysa Xili Jaaliyadaha Dibada iyo Waxgaradka Deganadaasi ay ku hawulnayeen Sidii Maamul horay u sii wada isla markana ka qayb qaata  Horumarina Deganakasi loo sameyn lahaa , Waxana Caleema Saarka Gudoomiyaha degankasi uu ka dhigan yahay waa Cusub oo u Baryay Degankaasi

 Wixii Warar ah oo ku so kordha Kala Soco Warbaahinata   Hobyomedia.com

LEAVE A REPLY