Daawo Sawirada Ingiriiska oo Barafkii Ugu Badna Abid uu a Da,ay ,...

Daawo Sawirada Ingiriiska oo Barafkii Ugu Badna Abid uu a Da,ay , Barafka iyo Qabowga oo Gaaray Heer Garoomada Diyaaradaha ay Shaqayn wayaan

0
SHARE

             Qabowga faraha ba’an ku haya Ingiriiska oo sii xoogeysanaya

A man walking in snowy conditions in Larbert, Scotland 
Lahaanshaha sawirkaPA
Dabeysha iyo Qabowga is wata ee looggu magac darey Emma oo la filayo iney u jiheysata dhanka galbeed,
A police car in the snow on the M876 to Glasgow 
Lahaanshaha sawirkaPA
Shqaalaha gargaarka degdega ah oo gacan u fidiyay dad ku waxyeeloobay shilal ka dhashay barafka iyo aragga oo xun.
A view of planes at Leeds Bradford Airport in Yorkshire 
Lahaanshaha sawirkaPA
Dhammaan garoomada diyaaraha ee Britain waxaa saameeyey jawiga hawada ee qabaw
A man makes his way through snow in a housing estate 
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
eybo kamid ah UK oo wajahaya baraf cirka kasoo da’aya, sida ka muuqato halkan Alexandaria, ee dhanka galbeed Dunbartonshire
A frozen centrepiece in Fountain Gardens, Paisley, Renfrewshire 
Lahaanshaha sawirkaPA
Image captionHeerka qabowga oo u ekeeysiiyey taaladan gabigeedba baraf, taasoo ku taalla Paisley, oo katirsan Renfrewshire
Moored canal boats on a frozen canal in Birmingham 
Lahaanshaha sawirkaEPA
Image captionQabow dheeraad ah oo ladarsay Birmingham, iyadoo kanaalkeeda uu gabi ahaantiiba barafoobay
Tiger walking in snow 
Lahaanshaha sawirkaZSL
Image captionQabaw ba’an oo lasoo darsay Shabeelka Sumatran ee ku xareysan xerada London Zoo
Ice climbers on the downfall at Kinder Downfall, High Peak in Derbyshire 
Lahaanshaha sawirkaPA
Image captionDad ayaa u bareeray inay fuulaan hoobadka Kinder ee Derbyshire oo biyihii ay baraf isu badaleen
A person skis along Princes Street in Edinburgh 
Lahaanshaha sawirkaPA
Image captionQof kamid ah dadka degan oo biro uu wato ku xaaqaya baraf yaalla waddooyinka Edinburgh.
The sun sets as snow covers fishing boats left at Priest's Cove at Cape Cornwall near Penzance on 28 February
Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image captionArbacadii goobta la yiraahdo buurta Priest Cove, ee katirsan Cornwall, oo uu barafku daboolay

LEAVE A REPLY