Daawo Sawirada+Dhageyso Gudi ka Kooban 60 Xubnood oo Gaalkacyo ku kulmay kuwaasi...

Daawo Sawirada+Dhageyso Gudi ka Kooban 60 Xubnood oo Gaalkacyo ku kulmay kuwaasi oo loo Xil Saaray Nabada Gobalka Mudug iyo Soo Afjarida Colada Dhax Marta Galmudug iyo Puntland

0
SHARE

Magaalada Gaalacyo ee Xarunta Gobalka Mudug Waxa Shir isugu Jiray Xubno 60 xubnood ka kooban  kuwaasi oo loo xil saaray nabadeynta gobalka mudug iyo xal u helida dhibaatooyinka mar walba dhax mara shacabka ku kala abtirsada maamulada galmudug iyo puntland

60 xubnood aya u kala qaybsan maamulada labada dhinac ee galmudug waxana 3o ka mida laga keenay dhanka galmudug halka inta kalena ay ka soo jeedaan dhanka puntland ,  iyadoona kulankooda hada ay yeesheen labada gudi la isku daray isla markana si wadajir ah ay uga wada shaqyanayan nabada gobalka Mudug

Gudiyada kala duwan ee labada dhinac ayaa waxa ku jira siyaasiyiin , odayaal beleedyo ka kala socda labada dhinac iyo salaadiin waxana ujeedka gudigan uu yahay  ka shaqyanta nabada Gobalka Mudug

Masuuliyiin ka kala tirsan labada dhinac aya ka hadlay arintan iyo sida ay u arkaan waxana gudiyada qaarkood ay qaban in muhiimada nabada ay tahay mid muqadas ah oo labada dhinac looga bahan yahay balse ay jiraan culayso aad  si dag dag ah wax looga qaban karin una baahan in waqti la siiyo

Hoos ka Dhageyso Warbixin Wariyaha VOA da Gaalkacyo C.Waaxid Macalin isaaq uu ka Diyaariyay Kulnkaasi

LEAVE A REPLY