Daawo Sawirrada : Maamulka Galmudug oo Degaanka afbarwaaqo ee Gobalka Mudug ka dhagax Dhigay Xarunta Maxkamada Degankaasi

HM))  Xafiiska  Gaalkacyo Wasiirka Wasaarada Cadaalada Maaamulka  Galmudug ayaa Magaalada Afbarwaaqo ka dhgax dhigay xarunta Maxkmada Degamadasi Waxana Munaasabada Dhax Dhiga  ka Soo Qayb Galay masuulyiin ka Tirsan Maamulka Gobalka Mudug , Kan Degamada Gaalkacyo , Agaasimayaal ka Socday  Qaar ka Mida Wasaaradaha Dowlad Gobaledka Galmudug iyo Sidoo kale Gudoomiyaha Cusub ee Deganka afbarwaqo Mudane C/Laahi Jaamc Dhoore oo loo Yaqaano ( indho Wayne)

Wasiirka Cadaalada ayaa sheegay in ay si deg deg ah u dhisi doonan maxkmada si shacabka reer afbarwaaqo ay u gaarto cadaalada iyo Halkii loo dacwoon lahaa .

Sidoo kale  Gudoomiyaha Cusub ee  Afbarwaaqo C/Laahi Jaamc Dhoore aya Sheegay in ay tahay  Guul Cusub oo u Soo Hoyatay Bulshada Deganka Waxana uu Sheegay in maxkamada Cusub ee Degankaasi laga Dhisi Doono ay Qayb wayn ka Noqon Doono Horumarka Deganka waxana uu Bulshada deganka ka Codsaday in laga Gacan siyo Sidii Maxkamadasi ay Bulshada si sharciga ugu  shaqyan lahayd

Deganka afbarwaaqo aya wax u Baryay Waa Cusub waaana Arintan ay ku soo beegamaysa Xili Dhawaan Deganaksi lagu caleema Saray gudoomiyaha Degankaasi  C/Laahi Jaamc Dhoore oo loo Yaqaano ( indho Wayne) waxna Caleema Saarkii la isaga kala yimid qaybo ka mida Gobalada Dalka iyadoona Sidoo kale Xubno ka Socdo Jaaliyadaha ay qayb wayn ka ahaayeen Munaasabadii Caleema Saarka

 Hoos ka Daawo Sawirada

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

55; qof oo ka mid ah Saraakiisha Saddaam Husein Geeridoodii, iyo Nolasha 14; ka mid ah saraakiil sar sare oo wali xiran
- Apr 24, 2018
14; ka mid ah Saraakiishii Mamaulkii Madaxweynihii hore ee dalka Ciraaq Saddaam Hussien ayaa ...
Akhriso Warkii u Danbeyay oo Magaalada Dhuusamareb ee Xarunta Gamudug naga Soo Gaaray
- Apr 24, 2018
Gudoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb Macalin Nuur Cilmi Cabdulle oo la hadlay  HMayaa sheegay in Shirka ...
Markab lagu raray qalabkii Imaaraadka oo ka shiraacday dekeda Muqdisho (Daawo Sawirro)
- Apr 24, 2018
Markab laga leeyahay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa dekeda Muqdisho ka shiraacday maanta kadib ...
(Daawo Sawirada )Akhriso Magacyada Shaqsiyaadka donaya in ay fadhiistaan Booski jawaari uu ka Baxay
- Apr 24, 2018
Shan musharax oo u taagan qabashada kuriga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayay maanta diiwaan geliyeen ...
Daawo Sawirada Wafdi Heer Calami ah oo Dhuusamareb ka Soo Dagay
- Apr 23, 2018
Waxaa Maanta Magalada Caasimada Ah Ee Dhuusmareb Soo Gaaray Wafdi Kasocda Qaramada Midoobay Gaar ...
Dhacdo Ugub ah Lamaane is Qaba oo isku mar ay Nafta ka Wada Baxday duleedka Degmada Caabudwaaq
- Apr 23, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan ...
Daawo Sawirada Dagaal Ka Dhacay Xerada Imaaraadka Ee Muqdisho Iyo Faah Faahin…
- Apr 23, 2018
agaal u dhaxeeyey Ciidamo kawada tirsan dowladda ayaa la sheegay in uu ka dhacay ...
Waraysi Muqaaal Gudoomiyaha Gudiga Gob Maxamed Cabdulkaadir Shirwac oo ka Hadlaya Dadaalkii laga Soo Maray Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo , iyo Kaalinta Jaaliyadaha Galmudug ee Dibada ay arintasi uga Jiran
- Apr 23, 2018
Gudoomiyaha Gudiga Gob Maxamed Cabdulkaadir Shirwac ayaa axa uu marti ku ahaa barmaamijka Arimaha ...
Aktarad caan ah oo Diiday in ay Tagto Xaflad Wayn oo Abaal marin lacageed Lagu Gudoonsiin Laha Maxay Tahay Sababtu?
- Apr 23, 2018
Aktaradda Mareykanka ah ee uu asalkeedu yahay Israel ,Natali Bortaman , ayaa diidday inay ...
DaawoDhismaha Wadooyin Muhiim ah oo ka socda Magaalada Hobyo
- Apr 23, 2018
Wadooyinka la dhisayo waxaa kamida ah kuwa magaalada Dhex mara isla markana aada dhanka ...
Muqdisho oo 3-Milyan ku nool yihiin oo DF lagu amray iney cadeyso Maqaamkeeda
- Apr 23, 2018
Nuur Ismaaciil Shiikh oo ka mid ah aqoon yahaanada iyo siyaasiinta magaalada Muqdisho oo ...
Qarax ka dhacay Misaajid ku yaalla magaalada Bama ee dalka Nigeria
- Apr 23, 2018
Wararka ka imanaya dalkaasi Nigeria ayaa sheegaya in dad isa soo miidaamiyay ay ugu ...
SAWIRRO: Qofka ugu da’da weynaa Caalamka oo geeriyootay, Imisa sano jir bay aheyd?
- Apr 22, 2018
Dalka Japan waxaa ku geeriyootay Nabi Tajima, oo dhalatay Bishii  August 4dii ee Sanadkii,1900,kii waxaana ...
Daawo Muwaadin Somali-Canadian Muddo 11-Sanno Ku Xirnaa Ethiopia Oo Dib Ugu Laabtay Kanada
- Apr 22, 2018
Bashiir Makhtal Daahir oo 49-jir ah ayaa bishan April 18-dii laga sii daayey Xabsi ...
Imaaraadka oo Agabkii ka yaalay Muqdisho ku raranaya Markab ku xiran Dekadda (Daawo Sawirro)
- Apr 22, 2018
Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa agabkoodii muhiimka ahaa ee u yaalay magaalada Muqdisho bilawday in ...
>
 
Advertisements