Daawo Sawirrada Maamulka galmudug oo Shacabka Gaalkacyo Canshuurtii uu ka Qaadi jiray...

Daawo Sawirrada Maamulka galmudug oo Shacabka Gaalkacyo Canshuurtii uu ka Qaadi jiray ugu Dhisaya Buundo Dhax Maraysa Bartamaha Gaalkacyo

0
SHARE

Isticmaalka Wadooyinka Qaar ee Gaalkacyo oo dhibato weyn  ay ku qabeen darwalada Gadiidka  islamrkana marar badan uu mamulka isku dayay in uu wax uu qabta arintaas balse uu ku Guul dartay  kadib markii lagu guuleysan wayay caqabado jira xilligaasi aya ugu dambeyntii lagu guuleystay in la bilaabo  dhisaha wadooyinka qar oo xilliyada roobka ay fariisan jireen biyo badan oo sababay in xaafadaha qaar ay ka go;aan .

Masuuliyiinta dagmada Gaalkacyo oo kashanaya ayaa saakay bilaabay dhismaha wadaasi iyo sameynta buundo loogu tala galay in ay biyaha sii maraan si looga gudbo dhibaatoyinka xiliyada roobka xaafadaha qaar ay la kulmaan

Qorsha lagu dhisayo Buunadasi ayaa masuuliyiinta dagmada Waxaa ay shegeen in ay ku sameyayan cashuur ay tilmaameen in ay kaqaadeen shacabka Gaalkacyo madama ay xuseen in hadda ay bilabeen qoraayasla ay ku hormarinayaan dagmada Gaalkacyo oo ay tilmaameen in ay caqabado badan ay ka soo gudubtay

Inkastoo wali wadoyinka qaar ee Mgaalada Ay yihiin kuwa aan helin dayactir ah ayaa haddane shacabka waxaa ay kuu sheegayaan in hadii lagu guuleysto dhimaha buunadasi iyo dacytirka wadooyinka magalada inteda kale wax laga qaban karo

LEAVE A REPLY