Daawo Sawirro: Ruushka oo Tijaabiyay Gantaal casri ah oo Xambaari kara Nukliyeerka

Dowlada Ruushka ayaa ku guuleesatay tijaabinta gantaal casri ah oo xambaari kara hubka Nukliyeerka, gantaalkan ayaana kamid ah kuwa ugu casrisan ah ee sameesatay dowlada Ruushka .

Muuqaal laga baahiyay Warbaahinta ayaa muujinaya gantaalkan casriga ah oo laga ridayo diyaarad nuuca dagaalka ah, waxa ayna Dowlada Ruushka sheegtay in tijaabadan noqotay mid guuleesatay.

Gantaalkan oo lagu magacaabo Kinxhal ayaa  ah nuucii ugu dambeeyay uu Ruushku soo saaro, waxaana gantaalkan uu xambaari kara hubka Nukliyeerka , waxa uuna Xawaarihiisa ka badan yahay kuwa jamaqda isaga oo gaari kara masaafo dhan illaa 2,000 km.

Madaxweynaha Rushka ayaa khudbad uu dhawaan jeediyay ku shaaciyay in ay sameesteen gantaalo casri ah oo xambaari kara hubka Nukliyeerka, waxa uuna u shiday dadkii daawanayay Muuqaalka Gantaalo ku hoobanaya gobolka Florida ee dalka Mareykanka.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

SAWIRRO: Qofka ugu da’da weynaa Caalamka oo geeriyootay, Imisa sano jir bay aheyd?
- Apr 22, 2018
Dalka Japan waxaa ku geeriyootay Nabi Tajima, oo dhalatay Bishii  August 4dii ee Sanadkii,1900,kii waxaana ...
Daawo Muwaadin Somali-Canadian Muddo 11-Sanno Ku Xirnaa Ethiopia Oo Dib Ugu Laabtay Kanada
- Apr 22, 2018
Bashiir Makhtal Daahir oo 49-jir ah ayaa bishan April 18-dii laga sii daayey Xabsi ...
Imaaraadka oo Agabkii ka yaalay Muqdisho ku raranaya Markab ku xiran Dekadda (Daawo Sawirro)
- Apr 22, 2018
Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa agabkoodii muhiimka ahaa ee u yaalay magaalada Muqdisho bilawday in ...
Madaxweynaha Iran oo ku hanjabay in ay talaabo aan la malayn karin qaadi doonaan hadii Maraykanku ka baxo heshiiska nukliyeerka
- Apr 22, 2018
Madaxweynaha Iran, Xasan Ruuxaani, ayaa ku hanjabay in dalkiisu diyaar u yahay in uu ...
C/Qeybdiid”midnimo iyo wada jir dalkaan kama dhaceyso inta dad xaqooda la dafirayo”
- Apr 22, 2018
Kulan lagu sagootinayay gudoomiyayaahsa baarlamaanada ee maamul gobalaeedyada dalka ka jira iyo gudiyada madaxa ...
Gabar lix bil keliya jirta oo Hindiya lagu kufsaday Kadibse Maxaa dhacay?
- Apr 22, 2018
Gabar lix bilood jir ah ayaa lagu kufsaday laguna dilay gobolka Madhya Pradesh ee ...
40 sano kadib Filimkii ugu horeeyay oo Maanta fagaare lagu daawanayo Sacuudiga (Sawirro)
- Apr 22, 2018
Boqortooyada Sacuudiga ayaa sii deysay filimkii ugu horeeyay oo laga baahiyo goob fagaare ah ...
DF oo dib u eegis ku sameyneysa dhammaan Heshiisyadii ay gashay shirkadda DP World
- Apr 22, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Xukuumadda Federalka, Axmed Ciise Cawad ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi ...
Akhriso Wadamo africaan ah oo ka soo dhax muuqanaya dalalka ku bahoobay ururka barwaaqo sooranka
- Apr 21, 2018
Dawladda Britain ayaa sheegtay in ay si weyn usoo dhawaynayso in dalka Zimbabwe uu ...
Akhriso Waraaqo sir ah oo Trump ku saabsan oo la faafiyay
- Apr 21, 2018
Wada sheekeysi dhexmaray madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo agaasimihii hore ee FBI-da James Comey ...
Ciidamada Galmudug iyo kuwa xooga dalka somaliya oo iyagoo isgarabsanaya qadaya dagaal xoogan
- Apr 21, 2018
Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal ka dhan ah Al-Shabaab waxay ka wadaan degaanada Cammaaro, ...
Nin 40 sano la weysanaa oo ugu dambeyn laga helay baraha bulshada (Daawo Sawirro)
- Apr 21, 2018
Nin u dhashay dalka Hindiya oo la weysanaa muddo 40 sano ah ayaa qoyskiisa ...
Duqa Muqdisho oo booqday goobaha ay ka socdaan Bilic soo celinta Muqdisho (Daawo Sawirro)
- Apr 21, 2018
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kormeeray goobaha ...
Boqorka ugu awooda badan Qaarada Afrika oo bedelay magaca dalkiisa (Daawo Sawirro
- Apr 20, 2018
Boqor Mswati saddexaad ee dalka Swaziland ayaa ku dhawaaqay inuu magaca dalkaasi u badelayo ...
Dhageyso:-Yuusuf Indhacade”Dadka Dagaalada Nooga Dhinta Kuwa Imaaraadka Dila Ayaa Ka Badan Waana Cirbad Nagu Surneyd”
- Apr 20, 2018
Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacade) oo wareysi siiyey Radio Dalsan ayaa ka hadlay xiisada ...
>
 
Advertisements