DHAGEYSO:-Galmudug oo Digniin Ka Soo Saartay Gadiidka Wata Tarigada Puntland.

DHAGEYSO:-Galmudug oo Digniin Ka Soo Saartay Gadiidka Wata Tarigada Puntland.

0
SHARE

Taliska Ciidanka ilaalada wadooyinka gobalka mudug ee galmudug ayaa digniin kama dambeys ah u diray gaadiidka sumad la,aanta ah ee ka howlgala gudaha magaalada Gaalkacyo.

Shirjaraa,id oo ay si wadajir ah u qabteen taliyaha ciidanka ilaalada wadooyinka gobalka mudug ee galmudug Gaashaanle Maxamed Axmed Shire Iyo Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Mudug Ee Galmudug Gaashaanle Sare Maxamed Cali Nuur Gadaar ayay uga digeen gaadiidka in ay magaalada ku dhex maraan bilaa sumad cidii taasi lagu arkana waxay sheegeen in talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono.

Hoos Ka Dhageyso Codadka Taliyaasha Oo Dhameystiran.

LEAVE A REPLY