DHAGEYSO:-Haweeney gurigii ay degtaba uu gubanayo.

DHAGEYSO:-Haweeney gurigii ay degtaba uu gubanayo.

0
SHARE

Xaliimo Abshir Maxamed oo ah Haweeney ku nool degmada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa waxaa la soo dersay arin musiiba ah arintaas ayaa ah Xaliimo Abshir gurigii ay degtaba uu gubanayo, Xaliimo 18 maalmood gudahood  waxay degtay 15 Guri dhamaan waxaana gubtay ku dhawaad tobaneeyo guri.

Ehelk Xaliimo ayaa arintaas aad ula yaabay, hadda waxay saaraan Qur’aan, Xallimo waa Hooyo 5 caruur ah haysata, waxaana hadda la dhibaatooneysaa arintaasi.

Fartuun Abshir Maxamed oo ah Xaliimo Walaasheyd oo la hadashay   Saxaafada  ayaa sharaxaad ka bixineysa sida walaasheyd arintaas  ay ula deristay

LEAVE A REPLY