Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo”Dalka Waxaa Ku Soo Duulay Cadaw Shisheeye Oo Nabada Diidan”

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo”Dalka Waxaa Ku Soo Duulay Cadaw Shisheeye Oo Nabada Diidan”

0
SHARE

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta ee booliska Soomaaliya ayaa sheegay in dalkaan uu ku soo duulay Cadaw Shisheeye.

Waxa uu sheegay in dadka dhibaatada ku haya dalka Soomaaliya ay yihiin dad dalalkooda u diiday dhibaato iyo burbur laakin la soo aaday dhanka Soomaaliya.

Waxa uu Madaxweyne Farmaajo ku baaqay in Shacabka Soomaaliyeed ay ka hortagaan cadawga soomaaliya ee dalwalba uga soo duulay sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Khudabdii madaxweyne Farmaajo oo dhameystiran.

 

LEAVE A REPLY