Dhageyso Wareysi Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi uu kaga hadlay Xalinta...

Dhageyso Wareysi Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi uu kaga hadlay Xalinta Dagaalo Beleedyada Deganada Galmudug

0
SHARE

HM_Xafiiska Gaalkacyo Madaxwayne K.xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi cabdi  Ayaa Kawar Bixiyay Xalinta Xiisado Kajira Nawaaxiga Balanbale Oo Uu Maamulka Galmudug Ku Guuleystay Dabinteeda Waxaana  uu shegay in waqti badan lagu bixiyay sidii dadka degankaasi nabad loogu heli lahaa.

maxamed  Xaashi Cabdi Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug aya soo hadal qaaday dadaalada nabadeed iyo dib u heshisiinta ka socota deganada Galmduug waxana uu sheegay in hada meelo badan ay ka socdaan hawulaha  nabada isla markana intooda badan laba gaaray guul.

waxa uu sidoo kale  tibaaxay in  ,Markasta Maamulkiisa ay ka Go,.an tahay sidii bulshada deganada Galmudug loo mideyn laha waxana uu shaca ka qaday in dowlada galmduug ay jugdi badan ku bixinayso xal u helida  dhjibaatooyinka mar  walba ku soo laab laabta deganada Maamulka galmudug .

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY