Dowladda Ruushka oo beesha Caalamka ka dalbatay in la taageero Howlgalka Amisom ee Soomaliya

Ruushka ayaa Beesha caalamka ugu Baaqay in la qaado tilaabooyin lagu xoojinayo Ciidamadda Military-ga Soomaaliya iyo kuwa Midowga Africa ee AMISOM, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ruushka  Sergei Lavrov ayaa sidaas ku sheegay Wareeysi uu siiyay Wargeeys laga leeyahay.

Wuxuu sheegay in Ciidanka AMISOM ay wali taageero muhiim ah siiyan Ciidamadda Militry-ga Soomaaliya oo dagaal kula jira Al-shabaab.

“Xaaladda uu wadanku hadda ku suganyahay, Doorka Ruushku waa in Beesha  Caalamka ay sii wado Dadaaladda Taageeradda ah ee Ciidamadda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM” ayuu yiri Sergei Lavrov

Wasiirka Arrrimaha Dibadda ee ruushka ayaa sheegay in Qilaafaadka gobolka ka taagan loo baahanyahay in  la xaliyo iyadoo loo mariyo wada hadal, Caqabadaha ay ka mid yihiin arga gixisadda, Burcad Badeedda iyo Dambiyadda Xuduudda ka goosha oo ayuu sheegay in lagama maarmaan at tahay in  xal loo helo si Gobolka uu horumar u sameeyo.

Ka sokoow baaqa beesha caalamka Lavrov  ma uusan sheegin waxa doowladiisu ay ku taagereeyso Dowladda Soomaaliya iyo Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya.

hobyomedia

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeeyay

Akhriso Qodob ka mid ahaa heshiiskii Farmaajo iyo Ururu oo aan dhaqangelin
- Nov 21, 2019
Todobo maalmood kaddib heshiiskii Magalaada Nairobi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ...
Akhriso Muxaadaro uu Sheekh Umal ku qabanayo Garoon kuyaala Muqdisho oo laga soo horjeestay
- Nov 21, 2019
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ku sugan Wadaadka Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh ...
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarun dib loo howlgeliyey
- Nov 21, 2019
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ...
Daawo Qaar ka mida Dadkii ka danbeyay Dilkii Cabduweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo dil lGU Xukumay
- Nov 21, 2019
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay ...
Ciidamo huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay deegaano ay gacanta ku hayeen
- Nov 21, 2019
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal milatari ...
Deg Deg Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay Dilkii Almaas Elman loogu geestay Xalane
- Nov 21, 2019
War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay dilkii shalay gudaha ...
Akhriso Ciidanka Dowladda Somaliya oo la wareegtay Ammaanka degaano hor leh oo Hoos taga Galmudug
- Nov 16, 2019
Taliyaha Ciidamada xoogga Soomaaliya qaybta 21aad ayaa ballan qaaday in ay la shaqayn doonaan ...
Maxkamadda Hague oo baaraysa xasuuqa muslimiinta Rohingya
- Nov 16, 2019
Garsoorayaasha Maxkamadda danbiyada caalamiga ah ee Hague ayaa ogolaaday codsi ka yimid dacwad oogayaasha ...
XOGAkhri :Sheikh Shariif oo iska diiday Dalab culus oo ka yimid Madaxda Sare
- Nov 16, 2019
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa iska diiday dalab uu hordhigay ...
Daawo Muqaal:Colaadii Xoolo dhaqatada Galmudug iyo Puntland oo Dib u soo Laabatay , iyo odayaashii oo….
- Nov 16, 2019
HM??Xafiiska Gaalkacyo: Warar lagu kalsoon yhay oo ay Helayso Hobyomedia.com aya Sheegaya ...
 
Advertisements