Kiisas Badan dadka Qaba Cudurka Virus ka HIV oo Gaalkacyo ku soo...

Kiisas Badan dadka Qaba Cudurka Virus ka HIV oo Gaalkacyo ku soo Badanaya

0
SHARE

Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Aya waxa la shegaya in ay ku soo Badanayaan dadka qaba Viruska cudurka HIV waxana wararka ay sheayan in  kiisas badan oo qaba dadka cudurkaasi la qabtay 4 bilood ee u danbeysay

ku dhawaad 400 oo kiis ayaa la qabtay dhawrkii bilood ee u danbeysay gaar ahaan isbitaalada labada dhinac ee koonfurta iyo waqooyiga gaalkacyo sida ay xaqijiyeen qaar ka mida Dhaqaatiirka Gobalka Mudug ,

Magalada Muqdisho Gaar ahaan isbitaalka Madiina aya la sheegay in dadka qaba cudurkaasi ay aad u soo buux dhafiyeen  taa oo ka dhigan in la qabtay xadid aad uga badan  kuwii horay loo qaban jiray

arintan aya ah mid si wayn looga hadal hayo waxaana ay  dadka ay shegayan in gudaha soomaliya ay ku soo badanayan dadka faafinaya cudurka HIV waxana  magaalada Muqdisho ee xarunta Dalka lagu Qabtay Dhawr qof oo la shegay in ay cirbad dadka ku modayan kuwaasi oo la shegay in ay ku soo qaateen lacago sida ay shegtay mid ka mida  Haweeney qabta Cudurkaasi taa oo la qabtay xili ay mid ka mida darawalada Bajaaj leyda ay ku durtay cirbad

Dhaqaatiirta Gobalka Mudug aya  Fariimo kala duwan  u Gudbinanaya Bulshada Gobalka taa oo ku adan  wacyi galin buuxda oo ku aadn cudurkaasi

LEAVE A REPLY