Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan oo Sheegay in Ciidanka Turkiga ay Xoreeyeen Magaalada Afrin ee Dalka Suuriya

Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan oo ka hadlay dagaalka dowladda Turkiga ay ku qabsaneyso magaalada Afrin ee dalka Suuriya ayaa waxaa uu sheegay in xooggag taabacsan dowladda Turkiga ay la waregeen magaalada Afrin oo xarun u aheyd Kurdiyiinta Suuriya.

“Qeyb kamid ah ah ciidammada xorta ee Suuriya ayaa waxaa ay saaka la waregeen magaalada Afrin” waxaa sidaasi yiri madaxweyne Erdogan.

Howgalka dowladda Turkiga ay ka waday Afrin oo socday muddo laba bil ah ayaa dowladda Turkiga waxaa ay sheegtay inay ooga golleedahay sidii meesha looga saari lahaa Kurdiyiinta Suuriya oo ay dowladdu Turkigu u aqoonsantahay argagixiso.

Tobonaan kun oo qof ayaa ka qaxay halkaasi, waxaana dadka u ololeeya arrimaha xuquuqul insaanka ay sheegayaan in 280 qof oo raydi ah ay ku dhinteen dagaalka Turkiga ee Afrin, inkastoo dowladda Turkigu ay beenisay tiradaasi.

Ciidammada qabsaday Afrin ayaa lagu soo warramayaa inay waddooyinka magaaladaasi ay ku baacsanayaan dagaalamayaasha Kurdiyiinta ee YPG.

Turkiga ayaa kooxda YPG u aqoonsan inay qeyb ka yihiin xisbiga PKK ee laga mamnuucay gudaha Turkiga, kuwaa oo muddo sodon sanno ah u dagaalamayay inay ka go’aan Turkiga intiisa kale.

hobyomedia

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeeyay

(Sawiro+Faah-Faahin Dab Qasaare Hantiyeed Gaystay Oo Qabsaday Mid Ka Mid ah Dhismayaasha Ugu Caansan Dhanka Gaalkacyo ee Galmudug
- Nov 22, 2019
HM__Xafiiska Gaalkacyo :Dab Gaystay Khasaare Hantiyeed Ayaa Saqdii dhexe Ee Xalay Abaaro 12:45 ...
Akhriso QM oo war Culus ka soo Saartaz Khilaafka u dhaxeya Dowlada Somaliya iyo Maamul Gobaleedyada
- Nov 22, 2019
Wakiilka Gaarka ah ee Qaramaada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan oo khudbad u jeedinaayay ...
DEG DEG: Kulankii Muxaadarada uu Sheikh Umul ku qaban lahaa Muqdisho oo baaqday + Sababta
- Nov 22, 2019
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay inuu baaqday ...
Natiijooyin hordhac ah oo laga helayo baaritaanka xabadii dishay Elmas Elman
- Nov 22, 2019
Waxaa soo baxaya natiijooyin hordhac ah oo ku saabsan halka ay ka timid xabadii ...
Dowlad ka tirsan Yurub oo dayuurad gargaar sida ka soo dejisay Muqdisho (Sawirro)
- Nov 22, 2019
Diyaarad weyn oo sida gargaar loogu tala galay dadka fatahaadaha iyo daadadka roobku ku ...
Akhriso Qodob ka mid ahaa heshiiskii Farmaajo iyo Ururu oo aan dhaqangelin
- Nov 21, 2019
Todobo maalmood kaddib heshiiskii Magalaada Nairobi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ...
Akhriso Muxaadaro uu Sheekh Umal ku qabanayo Garoon kuyaala Muqdisho oo laga soo horjeestay
- Nov 21, 2019
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ku sugan Wadaadka Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh ...
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarun dib loo howlgeliyey
- Nov 21, 2019
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ...
Daawo Qaar ka mida Dadkii ka danbeyay Dilkii Cabduweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo dil lGU Xukumay
- Nov 21, 2019
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay ...
Ciidamo huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay deegaano ay gacanta ku hayeen
- Nov 21, 2019
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal milatari ...
 
Advertisements