Shir Looga Hadlayo Arimaha Amniga oo Maanta Ka Furmay Caabudwaaq.

Shir Looga Hadlayo Arimaha Amniga oo Maanta Ka Furmay Caabudwaaq.

0
SHARE

Magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud Waxaa Maanta Ka Furmay Shir Looga Hadlayo Arimaha Amniga Caabudwaaq iyo Deegaanada Ku Teetsan.

Shirkaan Waxaa Maanta Furmay Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug Mudane Maxamed xayir nuur, Waxaana Ka Qayb Galay Odayaal Dhan Saraakiil iyo Shacab Kala duwan.

Shirkaan ayaa Loogu Magaca deray Xasilinta Deegaanada Galmudug, iyo Dhamaystirka Heshiiskii Caabudwaaq ee Dhawaan Dhacay.

Wasiirka Arimaha Gudaha ee Galmudug ayaa soo Jeediyay in La Amba Qaado Nabada iyo Xasilinta Waqooyinka Galgaduud, iyadoo laga Duulayo Heshiiskii La dhax-dhigay Beelihii Dhawaan Halkaa Ku Dagaalamay.

“Qaar Ka mid ah Odayaasha Dhawanka ee Galmudug Kana Qayb Galay Shirkaas ayaa Halkaa Ka sheegay in ay Muhiim Tahay in Sare loo Qaado Heshiiskii Dhawaan Halkaa lagu Qabtay.

Shirkaan ayaa Yimid xili Dhawaan Halkaas uu Ka dhacay Shir lagu Dhax Dhaxaadiyay Beelo Walaala ah oo Halkaa in Muddo ah diriro u dhaxeysay

LEAVE A REPLY