Daawo Sawirada Xafladda midaynta labada Baarlamaan Ee Ahlusuna iyo Galmudug oo ...

Daawo Sawirada Xafladda midaynta labada Baarlamaan Ee Ahlusuna iyo Galmudug oo maanta lagu qabtay Dheesamareeb

0
SHARE

Wararka  Naga Soo gaaraya Maanta magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Caasimada Maamulka Galmudug aya Waxa ay Shegayan in Halkaasi uu maanta ka Socdo Xafladda midaynta labada Baarlamaan ee Galmudug iyo ahlusuna Waxana Munaasabada Xafladaasi goob joog ahaa Madaxweynaha Mamulka Galmudug ahmed Ducaale Gelle Xaaf iyo Sidoo kale Madaxda Xukumada Mamulka Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir

Munaasabada Xafadan aya Waxa lagu Qabtay Hooöl wayn waxana Goob taasi joogay Masuuliyiin isugu jira Labada Barlmaan ee La mideynayo iyo Sidoo kale Xubno ka Mida Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug

Madaxweynahaa Maamulka Galmudug ahmed Ducalae Gelle Xaaf aya Waxa uu shegay in Maamlkiisa uu diyaar u yahay Wada Shqayn Rasmi ah oo dhax Marta Masuulyiinta cusub ee Maamulkiisa ku soo biiray Waxana uu tilmaamay  in Waqti Badan lagu Bixiyay Sidii loo Midayn Lahaa Galmudug iyo Ahlusunna

Madaxda Xukumada Mamulka Galmudug sheikh Maxamed Shaakir aya Dhankisa Tilmaamay in hawulo badan oo Qabyo ah la Dhamaystiri Doono  Dhawaan , waxaana uu barlmanada Lbaad dhinac uu ka Codsaday in si wadajir ah ay u wada shaqeeeyaan oo ay u midoobaan sidii Hawulaha sharciga ah ee Horyaala ay u gudan lahayeen

Sikastaba arinta aya Waxa ay ku soo beegmaysa Xili Madxweynaha Mamulka Galmudug iyo Sheikh Maxamed Shakir Madaxa xukumada Maamulka Galmuduga Ay Odayaasha Gobalka Galgaduud ay kala Hadlayeen  Sidii Barlmaanka Ka imaan doono DHanka Ahlusuna uu u noqon lahaa mid si wadajir ah beelaha iyo Masuuliyiin ay isugu afgartan in si wadajir ah loo wada shaqyo

 Hobyomedia.com, Xafiiska Wararka  Cadaado

LEAVE A REPLY