Xiisad ka Taagan Gaalkacyo Kadib Markii Shaqsi Caan ah lagu Dilay Dhanka...

Xiisad ka Taagan Gaalkacyo Kadib Markii Shaqsi Caan ah lagu Dilay Dhanka Galmudug Faah Fahino Cusub

0
SHARE

Magaalada Gaalkacyo Gaar ahan Dhanka Galmudug aya Waxa lagu Dilay Nin Dhalinyaro ah  ka oo marki dilkiisa uu dhacay kadib magaalada gaalkacyo  jawi cusub ay gashay

Meydka ninka  dhalinyaada ah aya la geeyay isbitaalka magaalada Gaalkacyo Waxana dilay shaqsi kale iyadoona dilka uu ka dhacay Dhanka Galmudug ee Gaalkacyo

Nin hubaysan ayaa toogtay Nin dhalinyaro oo siwayn magaalada looga yaqaanay taasi oo kicisay dareenkii dadka

Inkastoo Dilku uu dhacay xilli habeen ah hadana lama oga sababta dilka loogu gaystay marxuumka has a ahaatee dhalinyaro hubaysan oo kuhayb ah ninka ladilay ayaa isku hareereeyay edaysanihii loohaystay inuu ka dambeeyay dilka

LEAVE A REPLY