XOG: Xildhibaanada ka soo jeeda magaalada Cadaado oo Go’aan lama filaan ka qaatay shirka Dh/maree

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug waxaa ka soconaya Shir u dhaxeeya Madaxda ugu sareyso Maamulka Galmudug, si ay u dhameystiraan howlaha Geeddi socodka Galmudug.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi ugu yeeray in ay Tagaan Magaalada Dhuusamareeb si iyanna ugu qeyb qaataan howlaha soconaya.

Mudanayaasha kasoo jeeda Magaalada Cadaado ayaa kasoo horjeystay Shirarka Caasimadda ka soconaya, waxa ayna ku tilmaamay kuwo sharciga Galmudug iyo heshiiskii Madaxda Maamulkaasi iyo Beesha ay kasoo jeedaan kasoo horjeeda.

Waxa ay madaxda dowladda oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Soomaaliya, goob joogna ka ahaa heshiiskaasi ku wargeliyeen in ay la socdaan in heshiiskii Cadaado uu baalmarayo Madaxweynaha Galmudug.

Xildhibaanada ayaa soo jeediyay in la dhowro Dastuurka Galmudug, waxa ayna Madaxweyne Xaaf ugu baaqeen in uu Xildhibaanada u daayo Arrimaha Dastuurka.

Waa ay sii hadleen waxa ayna sheegeen in ku sugnaanayaan Magaalada Cadaado, Maadaama Heshiiskii la gaaray 23-kii Janaayo uu dhigayay in Xildhibaanada ay ku shaqeeyaan Magaalada Cadaado, halka Maamulka intiisa kalana uu ku shaqeeyo Dhuusamareeb.

Magaalada Dhuusamareeb tan iyo shalay waxaa ka soconaya kulamo u dhaxeeyo Madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxa Xukuumadda Galmudug, iyagoona kaga arrinsanaya sidii Maamulka uu ugu guuri lahaa Magaalada Dhuusamareeb.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

55; qof oo ka mid ah Saraakiisha Saddaam Husein Geeridoodii, iyo Nolasha 14; ka mid ah saraakiil sar sare oo wali xiran
- Apr 24, 2018
14; ka mid ah Saraakiishii Mamaulkii Madaxweynihii hore ee dalka Ciraaq Saddaam Hussien ayaa ...
Akhriso Warkii u Danbeyay oo Magaalada Dhuusamareb ee Xarunta Gamudug naga Soo Gaaray
- Apr 24, 2018
Gudoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb Macalin Nuur Cilmi Cabdulle oo la hadlay  HMayaa sheegay in Shirka ...
Markab lagu raray qalabkii Imaaraadka oo ka shiraacday dekeda Muqdisho (Daawo Sawirro)
- Apr 24, 2018
Markab laga leeyahay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa dekeda Muqdisho ka shiraacday maanta kadib ...
(Daawo Sawirada )Akhriso Magacyada Shaqsiyaadka donaya in ay fadhiistaan Booski jawaari uu ka Baxay
- Apr 24, 2018
Shan musharax oo u taagan qabashada kuriga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayay maanta diiwaan geliyeen ...
Daawo Sawirada Wafdi Heer Calami ah oo Dhuusamareb ka Soo Dagay
- Apr 23, 2018
Waxaa Maanta Magalada Caasimada Ah Ee Dhuusmareb Soo Gaaray Wafdi Kasocda Qaramada Midoobay Gaar ...
Dhacdo Ugub ah Lamaane is Qaba oo isku mar ay Nafta ka Wada Baxday duleedka Degmada Caabudwaaq
- Apr 23, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan ...
Daawo Sawirada Dagaal Ka Dhacay Xerada Imaaraadka Ee Muqdisho Iyo Faah Faahin…
- Apr 23, 2018
agaal u dhaxeeyey Ciidamo kawada tirsan dowladda ayaa la sheegay in uu ka dhacay ...
Waraysi Muqaaal Gudoomiyaha Gudiga Gob Maxamed Cabdulkaadir Shirwac oo ka Hadlaya Dadaalkii laga Soo Maray Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo , iyo Kaalinta Jaaliyadaha Galmudug ee Dibada ay arintasi uga Jiran
- Apr 23, 2018
Gudoomiyaha Gudiga Gob Maxamed Cabdulkaadir Shirwac ayaa axa uu marti ku ahaa barmaamijka Arimaha ...
Aktarad caan ah oo Diiday in ay Tagto Xaflad Wayn oo Abaal marin lacageed Lagu Gudoonsiin Laha Maxay Tahay Sababtu?
- Apr 23, 2018
Aktaradda Mareykanka ah ee uu asalkeedu yahay Israel ,Natali Bortaman , ayaa diidday inay ...
DaawoDhismaha Wadooyin Muhiim ah oo ka socda Magaalada Hobyo
- Apr 23, 2018
Wadooyinka la dhisayo waxaa kamida ah kuwa magaalada Dhex mara isla markana aada dhanka ...
Muqdisho oo 3-Milyan ku nool yihiin oo DF lagu amray iney cadeyso Maqaamkeeda
- Apr 23, 2018
Nuur Ismaaciil Shiikh oo ka mid ah aqoon yahaanada iyo siyaasiinta magaalada Muqdisho oo ...
Qarax ka dhacay Misaajid ku yaalla magaalada Bama ee dalka Nigeria
- Apr 23, 2018
Wararka ka imanaya dalkaasi Nigeria ayaa sheegaya in dad isa soo miidaamiyay ay ugu ...
SAWIRRO: Qofka ugu da’da weynaa Caalamka oo geeriyootay, Imisa sano jir bay aheyd?
- Apr 22, 2018
Dalka Japan waxaa ku geeriyootay Nabi Tajima, oo dhalatay Bishii  August 4dii ee Sanadkii,1900,kii waxaana ...
Daawo Muwaadin Somali-Canadian Muddo 11-Sanno Ku Xirnaa Ethiopia Oo Dib Ugu Laabtay Kanada
- Apr 22, 2018
Bashiir Makhtal Daahir oo 49-jir ah ayaa bishan April 18-dii laga sii daayey Xabsi ...
Imaaraadka oo Agabkii ka yaalay Muqdisho ku raranaya Markab ku xiran Dekadda (Daawo Sawirro)
- Apr 22, 2018
Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa agabkoodii muhiimka ahaa ee u yaalay magaalada Muqdisho bilawday in ...
>
 
Advertisements