Akhriso Magacyada Liiska Saraakiil Sar Sare oo Shabab ka Tirsan oo Madaxooda la Dul Dhigay Lacago aad u Badan

Dowlada Kenya ayaa baadi goob ugu jira dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo la rumeesan yahay in gudaha dalkaasi ku sugan yihiin, waxaana war kasoo baxay booliiska Kenya lagu sheegay in ragaasi abaabulayaan weeraro.

Booliiska Kenya ayaa sheegay in ay heleen xog ku aadan in 8-dagaalyahan oo katirsan Al Shabaab ay abaabulayaan weeraro ka dhaca gudaha Kenya, waxa ayna booliiska ragan soo bandhigeen magacyadooda.

War kasoo baxay booliiska Kenya ayaa shacabka looga dalbaday in ay soo wargaliyaan booliiska hadii ay helaan xog ku aadan ragan katirsan Al Shabaab, waxaana loo balan qaaday qofkii keena xogta ragan midkiiba la siin doono lacag dhan 20-Kun oo Dollar.

Afhayeenka Booliska Wadanka Kenya ayaa sheegay in shaqsiyaadka la baadi goobayo ay ku dhuumaaleysanayaan degaano ka tiran Gobolka Waqooyi Bari oo ay ka mid yihiin Khadiija Xaaj iyo Qumbi-dhaam, doonayaana in ay geystaan falal ka baxsan amniga.

Halkan ka Akhriso Magacyada ragan lacagta madaxooda la dul dhigay

1-Isaaq Caliyow Maxamed,

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

2- Raxiim Maxamed Sheekh,

3- Bashiir Xareed Xuseen,

4-Bashiya Aadan Cusmaan Kulu

5- C/rashiid Ibraahim Aadan Cusmaan

6 Siyaad Ibraahim C/laahi

7- Cabdi Maxamed Ibraahim

8- Maxamed Maxamuud Maxamed

hobyomedia

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeeyay

(Sawiro+Faah-Faahin Dab Qasaare Hantiyeed Gaystay Oo Qabsaday Mid Ka Mid ah Dhismayaasha Ugu Caansan Dhanka Gaalkacyo ee Galmudug
- Nov 22, 2019
HM__Xafiiska Gaalkacyo :Dab Gaystay Khasaare Hantiyeed Ayaa Saqdii dhexe Ee Xalay Abaaro 12:45 ...
Akhriso QM oo war Culus ka soo Saartaz Khilaafka u dhaxeya Dowlada Somaliya iyo Maamul Gobaleedyada
- Nov 22, 2019
Wakiilka Gaarka ah ee Qaramaada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan oo khudbad u jeedinaayay ...
DEG DEG: Kulankii Muxaadarada uu Sheikh Umul ku qaban lahaa Muqdisho oo baaqday + Sababta
- Nov 22, 2019
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay inuu baaqday ...
Natiijooyin hordhac ah oo laga helayo baaritaanka xabadii dishay Elmas Elman
- Nov 22, 2019
Waxaa soo baxaya natiijooyin hordhac ah oo ku saabsan halka ay ka timid xabadii ...
Dowlad ka tirsan Yurub oo dayuurad gargaar sida ka soo dejisay Muqdisho (Sawirro)
- Nov 22, 2019
Diyaarad weyn oo sida gargaar loogu tala galay dadka fatahaadaha iyo daadadka roobku ku ...
Akhriso Qodob ka mid ahaa heshiiskii Farmaajo iyo Ururu oo aan dhaqangelin
- Nov 21, 2019
Todobo maalmood kaddib heshiiskii Magalaada Nairobi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ...
Akhriso Muxaadaro uu Sheekh Umal ku qabanayo Garoon kuyaala Muqdisho oo laga soo horjeestay
- Nov 21, 2019
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ku sugan Wadaadka Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh ...
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarun dib loo howlgeliyey
- Nov 21, 2019
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ...
Daawo Qaar ka mida Dadkii ka danbeyay Dilkii Cabduweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo dil lGU Xukumay
- Nov 21, 2019
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay ...
Ciidamo huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay deegaano ay gacanta ku hayeen
- Nov 21, 2019
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal milatari ...
 
Advertisements