Akhriso Shirweyne Degaanka Dhabad ee Gobalka Galgaduud uga Furmaya Odayaasha Beellaha...

Akhriso Shirweyne Degaanka Dhabad ee Gobalka Galgaduud uga Furmaya Odayaasha Beellaha Wagardhaceed ee Mareexaan Sade Daarood .

0
SHARE

HM Xafiiska Dhuusamareeb Wararka naga Soo gaaraya Degaanka Dhabbad ee Gobalka Galgaduud ee Galmudug Ayaa Waxa ay Shegayan  in  Degamadaasi uu ka Furmayo Shirweyne si Wayn loo soo Agaasimay Kaasi oo ay  shirka qayb wayn ka Yihin Beesha  Xaaji_MahamedAmanreer. WAGARDHAC ee Mareexaan

Shirkan aya Waxa Qayb Wan ka ah Odayaasha Beellaha Wagardhaceed ee Mareexaan Sade Daarood   Waxana looga Hadlaya Dhawr arimood oo ay Saldhig u tahay Nabada  Deganada Beelahaasi ay  Dagaan

Waxa la Filaya in Shirkaasi ay sidoo kale  lagu soo Hadal Qaado Masiiirka Gobalada Dhexe ay ku leeyihiin Beelahaasi , Waxaana deganka Nabad ku Qul Qulaya Odayaal , Salaadiin iyo Sidoo kale Waxgarad Deganadaasi ka soo jeeda

Shirkan ayaa ah Mid Saameyntiisa Waata Waana Shirkii ugu Horeyay ee Sidan oo kale loo Soo Agaasimo Kaasi ooo ay Qayb Wayn ka Noqon Doonaan Odayaal Beleed degano Hoostaga Gobalka Galgaduud ay isaga kala Yimadaaan

 Wixii Warar ah oo ku soo kordha Shirkaasi iyo Wixii ka Soo baxa Kala Soco Warbaahinta Hobyomedia.com

LEAVE A REPLY