DAAWO Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden oo maamulka Isbitaalka Bandiiradleey ee gobolka...

DAAWO Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden oo maamulka Isbitaalka Bandiiradleey ee gobolka Mudug ku wareejisay qalab caafimaad

0
SHARE

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden  Ayaa  maamulka Isbitaalka Bandiiradleey ee gobolka Mudug ku wareejisay qalab caafimaad , qalabkaasi oo  ahaa mid baahiyo badan loo qabay

Xubno Matalayay jaaaliyada Soomaliyeede e Sweden aya Qalabkan wareejiyay Waxana ay Shegeen in qalabkan uu yahay mid loogu talagalay isbitaalka iyo dadka  u baahan adeeg caafimaad waxana ay sidoo kale tilmaameen in ay qayb wayn ay ka qaadan donaan  arimaha caafimadka ee degankaasi

Qalabkan Jaaliyada Soomaliyeeed ee Sweden ay soo dirtay aya ahaa mid qayo kala duwan ka koobnaa waxana maamulka isbitaalka degankaasi ay  ka mahad celiyeen qalabkan loo keenay iyagoona tilmamay in qalbakan uu ku soo aaday xili aad loogu baahnaa

dhawaan ayay ahayd Markii xariga laga Jaray isbitaalka Bandiiradley waxana jaaliyadaha iyo hay,adaha samafalka logu baqay in ay qayb wayn ka qaatan horumarinta isbitaalkaasi

Hoos ka Daawo muqaalka

LEAVE A REPLY