Daawo Jawaari Oo Xildhibaannada Ka Hor Cadeeyey Is Casilaadiisa

Daawo Jawaari Oo Xildhibaannada Ka Hor Cadeeyey Is Casilaadiisa

0
SHARE

Jawaari oo khudbad dheer ka jeediyey kulanka ayaa halkaasi uga dhawaaqay is casilaadiisa,isaga oo sheegay in ammaanadii ay u dhiibteyn Shacabka Soomaaliyeed uu ku wareejinayo. 

Waxa uu Golaha ka dalbaday in ay cafiyaan intii uu xilka hayay,isla markaana ay ka aqbalaan istaqaalada uu u soo gudbiyey.

Hoos Ka Akhriso Khudbada Jawaari uu kulanka ka jeediyey oo qoraal ah.

LEAVE A REPLY