Daawo :Odayaasha dhaqanka Cadaado e Beesha Reer Xaaji Saleemaan oo sheegay...

Daawo :Odayaasha dhaqanka Cadaado e Beesha Reer Xaaji Saleemaan oo sheegay in ay ka baxeen Galmudug

0
SHARE

Wararka naga soo Gaaraya Magaalad Cadaado aya Waxa ay Shegayan in maanta uu halkaasi kaDhacay Kulan wayn oo ay isgu yimaadeen Odayaasha  Magalada Cadaado Waxaana kulankaasi looga Hadlay Arimo Badan

Kulanka oo qaatay Saacado badan aya waxa odayaasha ay ka wada hadlayeen arimahacusub ee kus oo kordhay ,maaamulka galmudug , iyo balan qaadyo ay horay u shegeen in  horay looga baxay

Ugu Danbeyn Odayaasha beesha saleemaan  aya Sheegay in wixii maanta ka Danbeeya ay Ka Baxeen Maamulka Galmudug waxana arintaasi ay ku faah faahiyeen shir jaraid oo ay ku qabten magalada Cadaado

Hoos ka Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY