Daawo Sawirada Dhismaha Aargada Magaalada Hobyo oo la Bilaabay

Daawo Sawirada Dhismaha Aargada Magaalada Hobyo oo la Bilaabay

0
SHARE

Gudoomiyaha Degmada Hobyo Abdullahi Ahmed Ali “Faat” ayaa dhagaxdhigay dhismaha aargada Hobyo, Dhoobada ayaa waxaa u qasay Dr. Cumar salad Elmi , Gacmo wadajirbay wax ku gooyaan..

Waxaa sharaf noo ah inaan dhagaxdhignay aargadii ugu horeysay EE laga dhiso magalada Hobyo Taasoo ku fadhida 9.3m Oo balaca iyo 8m Oo dhirir ah. Naqshad cusub ayaa la dhisaynaa kadib markii Engineerkii naqshada noo sameeyay aan weynay. Taas ayaa keentay in cabirka la yareeyo halkii ay ka ahayd 12m laga dhigay 9.3m Oo balac ah.

Ugu dambayntii waxaan u mahadcelinaynaa madaxda degmada Hobyo, ganacsatada, wakiilada afarta xaafadood EE Israac, Howlwadaag,Midnimo iyo Wadajir. Khayr allaha siiyo

Guushii Waa muuqataa
Hasha bixi Hobyo aan gaarnee

Abdiaziz xogolof
Hobyo,GALMUDUG,Somali

LEAVE A REPLY