Daawo Sawirada Magaalada Gaalkacyo oo Gashay Jawi Roob , Wararkii ugu Danbeyay

Daawo Sawirada Magaalada Gaalkacyo oo Gashay Jawi Roob , Wararkii ugu Danbeyay

0
SHARE

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug aya Waxa la Filaya in Saacadaha Soo Socda uu ka Da’o Roobab wata Dabalaylo Sida ay Saadaalinaya Qaar ka Mida Xeel Dheeryaasha ku Taqasusay Sadaasha Hawada

Muqaalo iyo Sawiro Hordhac ah oo laga Soo Qaaday jawiga Magalada Gaalkacyo ee Maanta ayaa muujinaya Daruuro wata Ciiryaamo aad u wayn oo qariyay Hawada , Waxaana  Warar hordhac ah  oo la helayo ay shegayan in degano hoos taga  magaalada Gaalkacyo uu ka da,yo roob yar oo shuux ah kaasi oo wata  dabalaylo xoogan

Degano Hoostaga Gobalka mududg aya Waxa ka Da’ay Roobab  xoogan waxana ay ku soo began tahay xili dadka iyo duunyada ay u baahnaayeen raxmada eebe

Hoos ka Daawo Sawirada

LEAVE A REPLY