Daawo Sawirada Sanator C/Qeybdiid oo boosaso gaaray iyo ujeedka socdalkiisa……

Daawo Sawirada Sanator C/Qeybdiid oo boosaso gaaray iyo ujeedka socdalkiisa……

0
SHARE

Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, Xildhibaan Maxamed Mashruuc & Cali Maxamed Geddi ayaa Ka soo Degay Garoonka Boosaso

Markii ay Halkaasi Gaareen Waxa Garoonka Diyaaradaha ku soo Dhaweyay masuuiyiin ka tirsan Maamulka Puntlnad , odayaal iyo sidoo kale saraakiil ciidan

Wafdiga ka socday Dowada Soomaliya aya inta ay ku sugan yihiin boosaaso waxa ay kulamo kaa duwan la qaadan doonaan odayaasha iyo waxgaradka maamulka puntland

LEAVE A REPLY