Daawo Sawirada Wafdi Heer Calami ah oo Dhuusamareb ka Soo Dagay

Daawo Sawirada Wafdi Heer Calami ah oo Dhuusamareb ka Soo Dagay

0
SHARE

Waxaa Maanta Magalada Caasimada Ah Ee Dhuusmareb Soo Gaaray Wafdi Kasocda Qaramada Midoobay Gaar Ahaan WFP

Wafdigaan Uu Hogaaminayay Madaxa Guud Ee Hayada WFP Somalia Ayaa Wxay Kulan Laqaateen Sayidkeena Sharafta badan ahna caalimkeena ahna Madaxa Xukuumada Galmudug Dr.Shiekh M.Shaakir Ali Hassan Waxaana Kulanka Inta Badan Diirada Lagu Saaray Sidii Kor Loogu Qaadi Lahaay Howlaha WFP Kawada Deeganada Galmudug

 

LEAVE A REPLY