DaawoDhismaha Wadooyin Muhiim ah oo ka socda Magaalada Hobyo

DaawoDhismaha Wadooyin Muhiim ah oo ka socda Magaalada Hobyo

0
SHARE

Wadooyinka la dhisayo waxaa kamida ah kuwa magaalada Dhex mara isla markana aada dhanka garoonka diyaaradaha iyo dhanka Suuqa iyo Dekada Magaalada.

inta uu dhismaha uu socday waxaa la dumiyay guryo badan kuwaasi oo soo galay wadada la dhisayay sida ay sheegeen maamulka Gob oo wadada qaabilsan.

Shacabka magaalada Hobyo ayaa dhankooda soo dhaweyay dhismaha wadada waxana ay sheegeen in ay ka qeyb qadanayaan.

Dhanka kale aargada magaaalada Banaankeeda laga dhisayo ayaa meel wanaagsan mareysa waxana la dhameeyay qeyb kamid ah iyadoo la filayo in dhawaan lasoo gabagabeeyo.

                                  HOOS KA DAAWO SAWIRADA

BY Axmed Khaliif Geedi

LEAVE A REPLY