Deg Deg: Ciidamo la Geeyay Magaalada Hobyo , Ajaanib iyo...

Deg Deg: Ciidamo la Geeyay Magaalada Hobyo , Ajaanib iyo Wafuud Heer sare ah oo arimo ku sabsan Dakada Hobyo halkasi u tagaya , Wararkii u danbeyay

0
SHARE

HM`  Xafiiska Gaalkacyo Qubara aqoon uleh dhismaha Dakadaha ayaa ku qul qulaya Degmada Hobyokuwaa oo ujeedkoodu yahay sidii ay qiimayn dhab ah ay ugu samayn lahaayeen dhismaha Dakadda Hobyo oo dhawaan Madadweynaha Soomaaliya uu dhagax dhigay

Wararka ayaa sheegaya in Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Galmudug uu qayb kayahay wafuuda kusii jeeda Hobyo waxaana haatan gaaray Hobyo Ciidamo kala duwan kuwaa oo sii xaqiijinaaya Amniga Hobyo

Sidoo kale Masuul kale ayaa sacadihii u danbeyay ka anbabaxay Magaalada Gaalkacyo , Waxana Magaalada Hobyo ka Socoto Qaban Qaabo Xoogan

Wixii Warar ah oo ku soo kordha Kala Soco Hobyomedia.com

LEAVE A REPLY