DEG DEG:-Qarax Goordhow Ka Dhacay M/Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Goordhow Ka Dhacay M/Muqdisho

0
SHARE

Qaraxaan  ayaa la sheegay in uu ahaa Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay Koontoroolka Ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin Wadada aada Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde.

In kastoo aan sidhab ah loo ogeyn khasaaraha ka dhashay qaraxaasayaa dad aan lahadalnay waxa ay sheegeen in uu jiro Khasaaro ka dhashay qaraxaas.

 

Wixii  Warar ah oo ku soo kordha kala Soco Hobyomedia.com

LEAVE A REPLY